30.9 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guud ahaan caalamka ugu baaqay inay u gurmadaan dadka tabaalaysan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku jiraan...

Mareykanka oo $1 milyan duldhigay nin Soomaali Kenyan ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay abaal-marin lacageed oo gaareysa hal milyan oo dollar ay siineyso ciddii keenta xog horseedi karta xarigga mid...

Haweeney ninkeeda dartiis u wada dishayn dhammaan carruurteedii

MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney 30 jir ah ayaa tuulo ku taalla gobolka Maharashtra ee dalka Hindiya ku dishay lix carruur ah oo ay dhashay, kuwaasoo ay ku...

Mareykanka oo Ukraine u diraya hub ay ku duqeyn karto magaalooyinka Ruushka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mareykanka ayaa Ukraine u diri doona gantaallo ka casrisan kuwii horay loo siiyay, si ay isaga difaacaan weerarka uu Ruushku ku hayo, sida uu...

Qiimaha shidaalka aduunka oo mar kale aad sare u kacay

Qiimaha Shidaalka ayaa sare u kacay ka dib markii madaxda Midowga Yurub ay xalay ku heshiiyeen in Ruushka laga mamnuuco soo dejinta Shidaalka. Saliida Brent...

Diyaarad laga leeeyahay Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka dagtay caasimada Yahuuda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ibraahim Hilowle ayaa diyaarad uu leeyahay lagu arkay iyadoo ka dagaysa garoonka Ben Gurion Airport ee dalka Israaiil. Magaca diyaarada...

Turkiga oo balan qaad Cusub u sameeyay dowladda Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaliya...

Ingiriiska oo Viso lacag la aan ah siinaysa ardayda ka soo qalinjebiyay jaamacadaha qaar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Aqoonyahannada ka qalinjebiya jaamacadaha ugu sarreeya adduunka ayaa fursad loo siin doonaa inay tagaan waddanka UK, iyagoo ka faa'iidaysan doona barnaamij cusub oo ay...

Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay tallaalka COVID-19

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxay ku dhawaaqday inay magaalada Muqdisho keentay 286,650 dhibcood oo dheeri ah oo tallaalka Pfizer ee loogu talo galay...

Guddoonka Golaha Shacabka oo kulan muhiim ah la qaatay danjiraha dalka Taliyaaniga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan