Akhriso:- Sababaha hortaagan in Mareykanka uu aqoonsado Somaliland.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa intii uu madaxwayne Biixi ku sugnaa Washinton waxay si cad u sheegeen in ay Somaliland ay u aqoonsan...
Isbarbar dhig cajiib ah oo lagu sameeyey Amniga Soomaaliya iyo Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-General Stephen Townsend oo ah madaxa taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay uga halis badan tahay Soomaaliya...
Madaxwaynaha dalka Ukraine oo codsi u jeediyay Israa’iil
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine Zelensky ayaa ka dalbaday Israa'iil in ay gacan ka siiso dagaalka ay kula jiraan Ruushka.
Zelensky ayaa sidoo kale ku dhaliilay Israa'iil sida...
Saddex arrimood oo Turkiga uu ka faa’iiday xasaradda dagaalka ee Ukraine.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo markii uu billowday dagaalka uu Ruushka ku qaaday Ukraine 24-kii bishii February, xaalado badan ayaa kusoo kordhay dunida, waxaana ka mid ah...
Hadal hayn xoogan oo ka dhalatay xaalada caafimaadka Madaxweynaaha Ruushka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Muuqaaladii ugu dambeyay ee Putin ayaa dhaliyay hadal hayn cusub oo ku saabsan caafimaadka madaxweynaha Ruushka ka dib markii la arkay isagoo dhinac u...
Hadal ka soo yeeray Rai’sulwasaaraha UK oo cara xoogan ka dhex abuuray Midowga Yurub
MUQDISHO-AYAAMAHA-Boris Johnson ayaa lagu dhaleeceeyay inuu barbardhigay halganka dadka reer Ukraine ee dagaalka kula jira duulaanka Ruushka iyo dadka ku nool Britain ee u...
Maraykanka oo soo saaray farriin ku socota Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Hirshabeelle.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Goordhow ayaa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya waxay soo saartay farriin ku socota Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo Axmed Maxamed...
Maxay yihiin sababaha keenay in ciidamada Ruushka ay qabsan waayeen caasimadda Ukraine?
MUQDISHO-AYAAMAHAJanaraaladan ayaa sidoo kale sharraxaad ka bixiyay sababaha ay u aaminsan yihiin in caasimadda ay muhiim ugu tahay ka hortagga ciidamada Ruushka.
Kiev ayaa noqotay...
Maxaa kajira in dowlada Soomaaliya ay Shiinaha u diiday in saldhig Militari ay ka...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciiddanka Maraykanka ee Afrika Gen. Stephen Townsend ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya ay u xaqiijisay in aysan oggolaandoonin in China ay saldhig...



















