25 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Gantaal halis ah oo laga soo riday dalka Hindia oo ku dhacay Pakistan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Gaashaandhigga ee Hindiya ayaa bayaan ay soo saartay ku qiratay in gantaal dalka Pakistan 9-kii bishan uu ahaa mid si khaldan loo riday...

Maxay kawada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo safiirka Mareykanka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ay ka wada hadleen...

Reer Galbeedka oo doonaya in Putin ay u gacan geliyaan maxkamadda ICC.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dacwad oogaha guud ee Maxkamadda Dembiyada Adduunka (ICC) ayaa shaaciyay inuu baaritaan ku billaabay Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, oo lagu eedeeyay in ciidamadiisa ay...

Waa tuma xaaska Madaxweynaha Ukraine ee uu “raadinayo Ruushku”?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo markii uu bilowday duullaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine, waxaa si weyn u caan baxay Madaxweyne Volodymyr Zelensky oo si aan horay...

Safiirka Qatar oo qirtay arrin Soomaaliya ku saabsan oo qarsooneyd

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Xasan Bin Xamza ayaa sheegay in xiriirka adag uu ka dhaxeeya dowladda Qatar iyo Soomaaliya waxana uu...

Soomaali ku xirneyd dalka Ukraine oo la siidaayay

MUQDISHO-AYAAMAHA-30 Qof oo Soomaali ah oo ku xirnaa wadanka Ukraine ayaa la siidaayay, sida ay Warbaahinta Dowladda u xaqiijisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Dadkaan la...

Howlgalka Burcad-badeeda Soomaaliya oo la qorsheynayo in gebi ahaanba la joojiyo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalbatay in la joojiyo Qaraarka Golaha Ammaanka ee La-dagaalanka Burcad-badeedda ee tirsigiisu yahay 2608(2021) ee Maarso 3, 2022. Xeebaha...

Wararkii ugu dambeeyey Afgembi fashilmay oo ka dhacay Jabuuti

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka inaga soo gaaraya Dalka Jabuuti ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay saacado ka hor Afgembi fashilmay oo talada dalkaasi looga tuuri lahaa...

Wararkii ugu dambeeyey Gabar Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Malaysia

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbaahinta qaar ee Malaysia ayaa qortay in haweeney Soomaaliyeed la dilay kadib gacan ka hadal dhexmaray labo shaqaale ajnabi ah oo ka shaqeynayey maqaayad...

Ruushka oo dhoolatus militari ka Sameeye dalka Belarus

MINSK-AYAAMAHA- Ruushka ayaa 10 maalmood oo dhoolatus militari ah ka bilaabay dalka Belarus khamiistii, wuxuuna lix ka mid ah maraakiibtiisa kusoo xiray deked istaraatiiji...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan