Wasiirka gaashaandhiga oo shir albaabada uxiran la yeeshay saraakiil Mareykan ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashaadhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay ku-simaha Safaaradda Mareykanka Colleen Crenwelge iyo saraakiil kale oo tirsan Safaaradda Mareykanka...
Qaramada Midoobay Oo Dalab Cusub Hordhigtay Madaxda Soomaalida
Qaramada Midoobay ayaa War kasoo saartay heshiiskii shalay Golaha Wadatashiga Qaran ku gaareen Magaalada Muqdisho, kadib Shir Caasimadda uga socday 6 maalmood oo ay...
Soomaaliya & Itoobiya oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa kulan miro dhal ah la yeeshey wafdi uu hoggaaminaayo u-qeybsanaha Ciidamada Safaaradda Itoobiya ee...
Derbi Ku Dumay Doomo Marayey Haro Biyood Iyo Khasaaro Ka Dhashay
Roobab ka da’ay koonfur Bari dalka Brazil ayaa sababay khasaare dhimasho ka dib markii darbi kusoo dumay doomo marayey haro biyood ku taal goobta...
Farmaajo oo Amar dul dhigay Lacagtii Imaaradka Carabta ee taala Bandhiga Dhexe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqad uu u qoray Guddoomiyaha Bankiga Dhexe waxaa uu ku amray in lacagtii laga qabtay Imaaraadka...
Carruurta Ku Nool Gobolka Tigray Ee Dalka Ethiopia oo Soo Wajahday Nafaqo Darro Ba’an
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imanaya dalka Ethiopia gaar ahaan gobolka Tigray ayaa sheegaya in carruurta ku nool gobolkaas ay soo wajahday nafaqo darro kadib go’odoomin ay...
Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsanaa Geeska Afrika oo shaqadii isaga tagay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa bishan xilka ka tagaya kadib muddo 9 bilood ah oo uu xilkaasi...
Ra’iisul Wasaarihii dalka Suudaan oo is casilay
MUQDISHO-AYAAMAHARa’isul Wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok ayaa xalay ku dhawaaqay inuu is-casilay, kaddib marki xukuumaddiisii kumeel-gaarka aheyd ay wiiqeen, ismari-waa siyaasadeed iyo bannaanbaxyo uu dhiig...
Kim Jong-un: “Dalkeyga wuxuu u dhaxeeyaa nolol iyo geeri”
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in dhaqaalaha liita uu sanadkan noqon doono muhiimadda koowaad ee dalkiisa iyadoo dalkaasi uu wajahayo "hardan nolol...
Booliska Malta oo labo ruux u soo xiray geerida Nin Soomaali ah oo dabaq...
VALLETTE-AYAAMAHA-Booliska ayaa baaraya ugu yaraan shan qof oo lala xiriirinayo shil ka dhacay warshad ku taal magaalada Marsa ee dalka Malta oo uu naftiisa...



















