26.2 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

WHO oo ku dhawaaqday in Covid 19 lasoo afjari doono Sanadkaan

NEW YORK-AYAAMAHA-Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay inuu ku rajo weyn yahay in cudurka faafa ee coronavirus laga adkaan doono sannadkan curtay ee...

Imaam Maxamed Xassan oo la aasay & banaanbax cadaalad loogu raadinayo oo dhacaya

COLUMBUS OHIO-AYAAMAHA-Waxaa Magaaladda Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka lagu aasay Allaha u naxariistee ee Imaam, Sheekh Dr. Maxamed Xassan oo la dilay,...

Soomaaliya & Jaamacadda Carabta oo wada hadalo Muhim ah yeeshay.

QAAHIRO-AYAAMAHA-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta booqasho sharafeed ugu tagey...

Midowga Afrika Oo War Kasoo Saaray Khilaafka U Dhexeeye Farmaajo Iyo RW Rooble

ADIS ABAB-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa ka hadlay khilaafka xoogan ee u dhexeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo...

Dowladaha Maraykanka iyo Britain oo taageeray Shirkii uu ku baaqay RW Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa taageertay shirkii uuu ku naaqay RW Rooble, kaddib qoraal rasmi ah oo barteeda twitter-ka ay ku faafisay. Safiirka Britain u...

TikTok oo sanadkan gashay kaalinta koowaad kana qaaday Google

MUQDISHO-AYAAMAHA-TikTok ayaa kaalinta koowaad ee baraha internet-ka loogu isticmaal badan yahay ka qaaday shirkadda Google oo kaalintaasi heysatay toban sano oo xiriir ah. Bartan muuqaallada...

Dowladda Itoobiya oo war ka soo saartay dagaalka gobolka Tigrey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Redwan Xuseen ayaa sheegay in dowladda Itoobiya aysan daneyneynin in ay gobolka Tigray ka bilowdo howlgal si ay u...
Sii hayaha safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa labo jeer la hadashay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni

Mareykanka oo War ka soo saartay dagaaladii maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mareykanka ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka maanta ka qarxay magaalada Booaaaso ee gobolka bari kaasoo u dhexeeya ciidamada PSF iyo kuwa daraawishta...

Diyaaradaha dagaalka ee Isbaheysiga Sacuudiga oo weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha Sanca

MUQDISHO-AYAAMAHA-Diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sacuudiga ayaa fuliyay weeraro xagga cirka ah, taas oo ay ugu yeereen bartilmaameedka millateriga ku sugan garoonka diyaaradaha magaalada Sanca...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan