28.9 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Weerar ismiidaamina oo dad lagu dilay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Saraakiisha dalka Pakistan ayaa Khamiistii sheegay in weerar is miidaamin ah oo loo adeegsaday mooto, in lagu weeraray kolonyo ciidamo ah oo marayey gobol...

Afar qurux oo hal habeen ruxay Sweden

MUQDISHO_AYAAMAHA- Afar qarax ayaa saacad gudaheed ruxay magaalooyin ku yaalla dalka Sweden, sida ay booliska sheegeen, ayada oo dalka uu la tacaalayo sare u...

Faransiiska oo diiday inay lasoo baxaan safiirkii Nigeria u fadhiyay ee la cayriyay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in danjiraha dalkiisa u fadhiya Niger, inaanu dalkaas ka bixi doonin. Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa, iyada...

Yaa ku guulsystay doorashada wadanka Zimbabwean

MUQDISHO_AYAAMAHA-Natiijooyinka hordhaca ah ee doorashadii todobaadkan ka dhacday Zimbabwe ayaa muujinyaa in xisbiga talada haya ee Zanu-PF uu ku guuleysan karo aqlabiyadda baarlamaanka. Isbahaysiga isbadal...

Dad ku dhintay madagastar

MUQDISHO_AYAAMAHA-ANTANANARIVO, MADAGASCAR - Ugu yaraan 13 qof ayaa dhintay, oo ay ku jiraan toddoba caruur ahi, ka dib markii ay dad badani isku jiidheen...

Ururka Taliban ayaa diiday inay dalka ka dhoofaan 100 gabdhood oo deeq waxbarasho ka...

MUQDISHO_AYAAMAHA-Taliban ayaa la sheegay inay hor istaageen inay dalkaas ka dhoofaan, Haween deeq waxbarasho ka helay dalka Imaaraadka Carabta, kuwaas oo la qorshaynayey inay...

Nin ku jiray Liiska Cunaqabataynta Maraykanka oo la geeriyooday Yevgeny Prigozhin

MUQDISHO_AYAAMAHA-Hay’adda dalka Raashiya ugu qaabilsan Duullimaadka Rayidka ayaa soo daabacday magacyada dhamaan rakaabkii iyo shaqaalihii ku dhintay Diyaaradii xalay ku burburtay meel ku dhow...

Hogaamiyihii calooshood U shaqaystayaasha Ruushka oo geeriyooday

MUQDISHO_AYAAMAHA-Arbacadii, waxaana ku dhintay dhammaan 10-kii qof ee saarnaa, sidaasi waxaa soo tebinaysay wakaaladda wararka ee Associated Press oo soo xigatay saraakiil ka tirsan...

Ergayga Q.M ee Bariga dhexe oo ku baaqay in xal loo helo arrimaha ka...

MUQDISHO_AYAAMAHA-Ergayga Qaramada Midoobay ee Bariga Dhexe Tor Wennesland ayaa sheegay in sanadkaan gudahiisa Daanta Galbeed lagu dilay in ka badan 200 oo falastiiniyiin ah...

Dad ku dhintay Shil ka dhacay dalka Turkiga

MUQDISHO_AYAAMAHA-12 qof ayaa ku geeriyootay, 19 kalena wey ku dhaawacmeen Shil Bas oo saacadihii hore ee saaka ka dhacay Degmadda Sorgun ee Gobalka Yozgat...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan