26.4 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Milatariga Itoobiya oo ka hadlay sababta keentay in TPLF ay ka baxdo deegaanada Canfarta...

MUQDISHO-AYAAMAHA-War kasoo baxay milatariga Itoobiya ayaa lagu sheegay in xooggaga TPLF lagu qasbay in ay ka baxaan magaalooyinkii ay ka joogeen labada gobol ee...

Kenya oo ciidamo farabadan soo dhoobtay xadka, kadib markii cabsi soo wajahday..

KISMAAYO-AYAAMAHA-Dowladda Kenya ayaa feejiganaan dheeri ah gashay kadib  weeraro Al-Shabaab ka geysateen Gudaha Dalkeeda gaar ahaan deegaannada dhaca xadka ay la wadaagto Soomaaliya maalmaha...

Gabar askariyada ah oo xabsi laga dhigay kaddib markii ay aqbashay dalab guur loo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka ciidamada Nigeria ayaa sheegay askariyad ka tirsan ciidamada dalkaasi ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib marki ay aqbashay dalab guur oo loo soo jeediyey...

QM oo dalbaday Mallaayiin Dollar oo wax looga qabanayo abaaraha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday 17 milyan oo dollar oo qeyb ka ah dadaallada gargaarka bani’aadminnimada ee wax looga qabanayo xaaladda degdegta ah ee...

Xog dheeraad ah oo laga helay dadkii weeraray shaqaale ka tirsan diyaaradaha Turkish Airlines

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidamada  Booliska  Soomaaliyeee ayaa ka warbixiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo weerartay shaqaale ka tirsan shirkada diyaaradaha Turkish Airlines, falkaas oo shalay ka dhacay Garoonka...

Qorshaha Militari ee Faranaiiska Britain iyo Maraykanka la damacsan yihiin Itoobiya iyo kulanka Golaha...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa loowaxaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah ay kulan isugu yimaadaan, kaas oo ay kaga Arinsanayaan xaaladda...

Muxuu yahay guddi Dowladda Soomaaliya u direysa dalka Libya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya, dowladda federaalka ayaa guddi u direysa dalka Libya, guddigaas ayaa la sheegay inay warbixin ka keeni doonaan xaaladda...

Ciidamada Itoobiya oo dib ula wareegay magaalooyin cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dib ula wareegeen magaalooyin badan oo ka tirsan gobolka Axmaarada oo ay gacanta ku hayeen fallaagada Tigreega. Wasiirka...
Farmaajo khudbad ka jeediyay Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad dhaxal gal ah ka jeediyey Shirka Turkiga iyo Afrika.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha iskaashi...
RUSSIA AND NATO

Ruushka oo dalabka cusub hordhigay Isbahaysiga militariga NATO.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ruushka ayaa dalbaday in la xaddido dhaqdhaqaaqa isbahaysiga militariga NATO ee uu Mareykanku horkacayo ay ka wadaan dalalka ku yaalla Bariga Yurub. Dalabaadyada, oo ay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan