25.1 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Saameynta doorashada ku yeelankarto diidmada Mareykanka iyo Britain ee lacagta doorashada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shir saxaafadeed wadajir ay u qabteen labada Danjire ee Mareykanka iyo Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Colleen Crenwelge iyo Kate Foster, ayey kaga digeen in...

Muxuu ku saabsan yahay heshiiska cusub ee Somalia iyo Shiinaha?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo is-afgarad, kaasi oo ku saabsan dayactirka iyo qalabeynta Tiyaatarka qaranka, Radio Muqdisho iyo wakaaladda...
Shirkad Yurub u rartaa telefoonada AFRIKA ee layska tuuray si dib u habeyn loogu sameynayo.

Maxay tahay sababta telefoonada Afrika ee layska tuuray loogu raro Yurub?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Eric Arthur ma hayo waqti badan- waxaa uu maalmaha fasaxa ku qaataa soo ururinta telefoonada ciladeeysan ee dalka Gaana. Waxaa uu kasoo safraa hoygiisa oo...
Howlgalka burcad badeedeeda Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya oo ku gacan seertay go,aanka QM ee howlgalka la dagaalanka burcad badeedeeda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha ammaanka ee QM ayaa ogolaaday qaraar ay gudbisay Dowladda Mareykanka kaasi oo waqti dheerad ah loogu daray howlgalka la dagaalanka burcad badeeda Soomaaliya...
Warbaahinta Iran ayaa ku eedeeyay Taliban in ay dagaalka bilowday

Taalibaan miyey leedahay awood ay kula dagaalanto Iraan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed uu habeenkii xalay ahaa baahiyay afhayeenka Taliban Zabiullah Mujahid ayuu ku sheegay in is faham-darro ciidamada ah uu dhaliyay dagaalka ka dhacay gobolka...

Abiy Ahmed oo sheegay inay halaageyaan cadowga Itoobiya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in 'cadawgiisa laga adkaaday', wuxuuna ballan qaaday in ay dib u qabsan doonaan dhulka gobolka Axmaarada oo...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jarmalka.

Wasiirka cusub ee arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Jarmalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,  Cabdisaciid Muuse Cali ayaa  qaabilay wafdi ka socda Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka oo ka koobnaa Madaxa Qeybta Bariga Afrika...
Xiriirka Turkiga iyo Imaaraadka

Xiriirka Turkiga iyo Imaaraadka iyo Lacagta Balaayinka doolar ee Turkiga lagu wareejiyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhaxal Sugaha Imaaraatka Maxamed Bin Zayed ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga kadib markii uu Soo hagaagay xiriirka Labada...

Sidee Safiya Nuur ugu suurta-gashay inay lacag ka dhacday dadka ugu caansan dunida, maxaase...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay, baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta caalamka waxaa qabsaday hadal heyn ku saabsan gabar lagu magacaabay Safiya Nuur,...
Canada oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay ka baxaan Itoobiya

Dowlada Canada Oo Ku Amartay Muwaadiniinteeda Inay Deg-Deg Ah Uga Baxaan Itoobiya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlada Canada ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda ku nool inay si deg-deg ah uga baxaan waddanka Itoobiya. Sida lagu sheegay qoraal rasmi ah oo ay soo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan