25.2 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Ergaygii ugu sareeyay Mareykanka ee Afghanistan oo xilkii iska casilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Zalmay Khalilzad ayaa hoggaaminayay wada hadalladii Mareykanka ee Taliban, laakiin wada -hadallo diblomaasiyadeed oo socday muddo bilooyin ah ayaa ku guul -darreystay in laga...

Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda Mareykanka Colin Powell oo geeriyooday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Colin Powell oo ahaa madowgii ugu horreeyey ee noqday xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka iyo sarkaalka ugu sarreeya militariga, ayaa dhintay Isniintii isagoo 84 jir...

Filimkii ugu horreeyay ee lagu soo jila hawada sare oo lasoo bandhigay.

MUDISHO-AYAAMAHA-Jilaayaal u dhashay dalka Ruushka ayaa dib ugu soo laabtay dhulka kadib markii ay hawada sare kusoo jileen filim. Waxaana kamid ahaa Klim Shipenko iyo...

XOG:- Xirmooyinka shidaalka oo badankood maray dhinaca Soomaaliya

Macluumaad lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kadib xadaynta ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka ICJ ka samaysay xuduudda badda Soomaaliya iyo Kenya ay...

Madaxweynaha Turkiga oo Booqasho ku maraya dalal badan oo ka tirsan Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Turkiga oo xoojinaya xiriirka uu lee yahay waddamada Afrika, ayaa maanta oo Axad ah waxaa dalka Angola tegaya wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Recep Tayyip...

Maxaa looga hadlayaa shirka Midowga Afrika uga socda Addis Ababa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa labo hadal jeedin ah ku yeeshay Shirka 39aad ee caadiga ah ee...

Nin Soomaali ah oo lagu eedeeyey dilka Xildhibaan 40 sano kamid ahaa Baarlamaanka UK

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanka muxaafidka ah Sir David Amess ayaa dhintay ka dib markii  la tooriyeeyay xilli uu ku sugnaa  Essex oo laga doortay. Booliska ayaa sheegay in...

Midkee awood badan Ciidamada badda ee Soomaaliya iyo Kenya?

Kenya oo ciidankeeda badda ay si buuxda u howlgalaan ayaa markii horeba galaangal ku lahayd amniga aagga la isku hayo, sida uu sheegay Collins...

Muhaajiriinta ku sugan gudaha Liibiya oo wajahaya xaalad adeg

MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqolaal muhaajiriin ah oo ku jira xabsiga Ain Zara ee dalka Liibiya ayaa ku nool xaalado adag, kaddib markii dad kor u dhaafaya 1,000...

Nin dhowaan qaatay diinta Islaamka oo fuliyey weerarkii xalay ka dhacay dalka Norwey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin u dhashay Demark oo 37 sano jir ah ayaa loo xiray weerarkii xalay ka dhacay dalka Norwey kaasoo booliska ay su’aalo waydiinayaan. Booliska waxay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan