25.2 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Magaca cusub ee Facebook oo loo fasiray “dhimasho”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hadalkii ka soo yeeray shirkadda Facebook ee ahaa in magaceeda ay u beddeleyso Meta ayaa dood ka abuuray gudaha Israa'iil iyadoo eraygaasi uu luqadda...

Gantaal aan la qaban karin oo Shiinaha soo bandhigay iyo Maraykanka ka walacsan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sarkaalka ugu sareeya ciidammada Maraykanka, Mark Milley, ayaa xaqiijiyay in Shiinuhu uu dhawaan tijaabiyay gantaal xambaara nukliyeerka kaas oo ku wareegay dhulka. General Milley ayaa...

Qaramada Midoobay oo soo faragelisay dagaalka Guriceel

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbixin oo kasoo baxday Qaramada Midoobaay ayaa aad walaac looga muujiyay saameynta ay dagaallada ka socda magaalada Guriceel ee Dowlad Goboleedka Galmudug ku yeesheen...

Militeri aan la aqoon oo isku hareereeyey guriga Ra’iisul Wasaaraha SUDAN.

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya dalka Suudaan waxay sheegaya in dalkaas uu ka socda isku day afgembi, waxaana lagu soo warramayaa in militeri aan la aqoon...

Cali Xarbi Cali oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta dilka xildhibaan David Amess

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cali Xarbi Cali oo ah 25 jir Somali-British ah ayaa si rasmi ah loogu soo oogay dacwad ah inuu toorey ku dilay xildhibaan David...

Muxuu noqon kartaa awaaqibka uu ka digay Uhuru Kenyatta ee Go’aanka Maxkamadda ICJ?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Kenya, ayaa markale gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda oo dhawaan Soomaaliya u xukuntay qeyb badan oo ka mid...

Gabdho walaala ah oo sanadkasta Gaalkacyo  ku xusa dilka Qadaafi.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta waxaa 10 sano laga joogaa dilkii hoggaamiyihii Liibiya Mucamar Al Qadaafi. Waxaa la dilay xilligii dalkaas uu ka socday kacdoonkii xilka looga tuurayay,...

Turkey oo u yeertay safiirada 10 dal oo soo saaray qoraal ka careysiiyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Turkey ayaa shalay u yeertay safiirada 10 dal oo ay ku jiraan Jarmalka iyo Mareykanka, kadib markii ay ku baaqeen in lasii daayo hoggaamiye...

Itoobiya oo gantaal la dhacday Caasimada Gobalka Tigray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Duqeyn culus ayaa markale waxaa diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay ka geysteen meelo kamid ah Caasimada Gobalka Tigray, halkaas oo ay siweyn ugu xoogan...

Wiil Soomaali ah oo Tahriib ku galay dalka Talyaaniga oo ku guuleystay Doorasho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdullaahi Axmed Macallin, oo ah wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa habeenkii Isniinta noqday qofkii ugu horreeyay oo muhaajir ah...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan