Israel oo xoojisay duqeymo ay ka fulineyso Lubnaan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Israel ayaa maanta sii xoojisay duqeymo cirka ah oo ay ku qaaday dalka Lubanaan, ayada oo sheegtay inay ka jawaabeyso gantaallo halkaas looga soo...
Jibuuti oo si adag uga hadashay rabshado ka dhacay caasimadda Jibuuti
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlada Jabuuti ayaa si adag uga hadashay rabshado ka dhacay qaybo ka mid ah caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jibuuti kuwas oo u dhexeeyay Qoomiyadaha walaalaha...
Wiil uu dhalay Qadaafi oo doonaya in uu madaxweyne ka noqdo Libya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saif Al Islam waa wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Libya Mucammar Al Qadaafi, wuxuu sheegay in uu doonayo in midnimada iyo isku duubnaanta...
Baarlamaanka Carabta Oo Ka Hadlay Qaraxii Kismaayo Ee Ciyaartoyda Jubbaland
MUQDISHO-AYAAMAHA-War kasoo baxay baarlamaanka Carabta ayaa si kulul looga hadlay qaraxii Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kaasi...
Maxay kawada hadleen Labada Ra’iisul Wasaare ee Soomaaliya iyo Ingiriiska?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Britain Boris Johnson kaas oo ay ka wada hadleen...
Waddada isku xirta Jabuuti iyo Addis-Ababa ‘oo la xanibay’
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Gobolka Soomaalida Ethiopia Mustafa Muhumed Omer ayaa maanta sheegay in la xanibay waddo muhiim ah iyo qad tareen ganacsi oo halbowle ah, oo...
Gabar sarwaal Jiinis ah ay xiratay darteed loo dilay!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Toddobaadkii la soo dhaafay, 17-jir lagu magacaabo Neha Paswan ayaa la sheegay inay garaaceen xubno ka tirsan qoyskeeda ee ku nool gobolka woqooyiga ee...
Qaabkee ayay Taalibaanku dib ugu qabsadeen kala bar dalka Afqaanistaan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda sii xoogeysanaysa ee Taaliban ayaa la wareegtay dhul badan oo ka tirsan dalka Afqaanistaan labadii bilood ee la soo dhaafay, tan iyo markii...
Maxay Tahay Taageerada Cusub Uu Hada Mareykanku Siinayo Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay Taageero cusub oo dhanka Samafalka Aadminimo oo la siinayo Dadka Soomaalida oo ay sanooyin badan soo wajahdeen colaado, Abaaro, Fatahaad,...
Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Soomaalida Iyo Canfarta, Khasaaro la soo sheegayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa sheegay in ugu yaraan 40 qof oo rayid ah ay ku dhinteen colaadda maalmihii u dambeeyay ka socotay deegaanka...



















