25.1 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Weriye Soomaali ah oo ka tagay shaqada dowladda Itoobiya kadib dagaalka Soomaalida iyo Canfarta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nasridiin Xasan Daahir oo kamid ah suxufiyiinta Soomaalida ee ka howlgala teleefishinka Qaranka Itoobiya ee ETV ayaa xaqiijiyay in uu isaga tagey shaqadiisa kadib...

Itoobiya Oo Codsatay Marti-Gelinta Laba Shirweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wareysi uu bixiyey Danjiraha Ethiopia u joogta Raashiya, Alemayehu Tegenu ayaa Warbaahinta Sputnik u sheegay inay doonayaan inay marti-geliyaan Shirweynaha 2-aad ee dalalka Afrika iyo...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya iyo madaxwaynaha Canfarta oo baaq diray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlad deegaanka Canfarta ayaa ugu baaqday dadka deegaanka inay la dagaalamaan falaagada Tigreega, sida ay qortay wakaalada wararka ee AFP. "Qof walba oo Canfar ah...

Rabshado ka socda afaafka hore ee baarlamaanka Tunisia.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Rabshado ayaa ka socdaa afaafka hore ee baarlamaanka Tunisia kadib go’aankii xaley madaxweyne Qeys Saciid uu ku joojiyay shaqada baarlamaanka dalkaas. Guddoomiyaha baarlamaanka Rached Ghannouchi...

Ramla Ali oo looga adkaaday cayaartii feerka Olombikada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ramla Cali oo ah gabadha Soomaaliya ku mataleysa cayaaraha feerka Olombikada ee Tokyo ayaa looga adkaaday dhibco kadib markii ay is wajaheen gabar kale...

Madaxweyne kala diray baarlamanka dalkiisa, shaqadana ka eryay raysal wasaarihiisa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Tunisia ayaa shaqada ka ceyriyay ra'isul wasaaraha, isla markaana kala diray baarlamaanka, kadib mudaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay guud ahaan wadanka. Kumannaan kun...

Soomaaliya Iyo Mareynkanka Oo Ka Wada Hadlay Amniga Doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Safaaradda Mareynkanka ee magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareykanka Wendy...

Arday Soomaali ah oo ka soo cararay dagaallada ka socda gobolka Tigreega

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Dagaallada ka socdeen Gobolka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya, ayaa waxaa halkaasi u suurta gashay inay isaga soo baxaan qaar ka mid ah arday...

Maxay tahay diyaaradda uu Ruushka sameystay ee hurdada u diidday Mareykanka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalintii Talaadada, taliska militariga Ruushka ayaa munaasabad uu goob joog ka ahaa madaxweyne Vladamir Putin ku daah furay diyaarad cusub oo nooceedu yahay Sukhoi,...

Cudur kale oo laga cabsi qaba oo ku faafaya Maraykanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dad ka badan 200 oo ruux ayaa laga raadinayaa 27 gobol oo ka tirsan Mareykanka kaddib markii la tuhmay in ay qabaan fayraska dhifka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan