Mareykanka oo ku dhawaaqay tallaabo ka dhan ah Itoobiya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mareykanka ayaa xayiraado xooggan ku soo rogaya dalka Itoobiya taas oo la xiriirta colaaddii ka dhacday gobolka Tigray ee weli saameynteeda ay taagan tahay.
Xayiraaddan...
Dad ka qaxaya fulkaane ka qarxay Koongo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo ayaa bilowday qorshe dadka lagaga daad guraynayo magaalada bariga dalkaas ku taal ee Goma oo fulkaani weyni ka...
Dowladda Somalia Oo War Kasoo Saartay weerarkii lagu qaaday Hay’adda Bisha Cas ee Qatar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa is kulul uga hadashay weerar duqeyn oo Ciidamada Israa’iil la bartilmaameedsadeen Xarunta hay’adda Bisha Cas ee Qatar ee marinka Gaza...
Afrika oo laga dhisayo xarumo talaalka korona lagu sameeyo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Yurub ayaa ku talo jira inuu ku maal geliyo lacag hal bilyan oo Euro ah oo u dhigantaa 1.2 bilyan oo doolar in...
Maxay tahay farriinta Wasaaadda arrimaha debadda Maraykanka usoo dirta R/W Rooble?
Qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa farriin loogu diray ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, oo hogaaminaya wada-hadalladaas doorashooyinka, ayada...
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxaa xalay lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabduqaadir Maxamuud Caajis.
Dabley hubeysan ayaa toban xabadood...
Maydka Labo Gobdhood Oo Dhallinyaro Ahaa oo La Keenay Magaalada Garoowe
GAROWE-AYAAMAHA-Waxaa ku geeriyooday Deegaanka Biyo-cadde oo jihada bari ka xiga magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland labo gabdhood oo dhallinyaro ahaa kadib markii ay liqday...
Xamaas oo rajo ka qabta in xabbad-joojin la gaaro
MUQDIAHO-AYAAMAHA-Sarkaal sare oo Xamaas ka tirsan ayaa sheegay inuu rajeynayo in Israa'iil iyo xooggaga Gaza ay gaaraan xabbad-joojin "maalin ama labo maalin gudahood" xilli...
Hantidhawraha Somalia oo loo doortay Guddoomiyaha Hay’daha Hantidhawrrada Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Hay’daha Hantidhawrrada Guud ee Afrika ee af-Ingiriisiga ku Hadla (AFROSAI-E) ayaa maanta Guddoomiyaha Golaha Maamulka ee saddexda sano ee socota (2022-2024) u doortay...
Mareykanka dhaleeceeyay hadal Erdogan uu ka yiri colaadda Israa’iil iyo Falastiin
Muqdisho-Ayaamaha-Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ka hadashay hadal dhawaan kasoo baxay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ku saabsanaa colaadda Israa'iil iyo Qaza.
Afhayeen u...