24.2 C
Mogadishu

Arrimha Bulshada

Dumarka Koonfur Afrika oo loo ogolaaday in halmar ay guursan karaa 4 nin.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dad u badan kuwa ay ku weyn tahay ilaalinta dhaqanka Afrikaannimada ayaa si weyn u dhaliilay qorshe ay taageertay dowladda Koonfur Afrika oo haweenka...

Aaabaha qoyska ugu ballaaran adduunka oo dhintay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin 76 jir ah oo la aaminsan yahay inuu hormuud u ahaa qoyska ugu ballaaran dunida ayaa ku dhintay gobolka Mizoram ee dalka Hindiya. Ziona...

Maxaad kala socotaa magaalada ugu nolosha wanaagsan caalamka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Auckland ee dalka New Zealand ayaa loo aqoonsaday magaalada ugu nolosha wanaagsan caalamka, qiimeynta sanadle ah xilli uu caalamka halakeeyay cudurka safmarka ee...

Haweeney dhashay 10 cunug oo mataane ah oo jebisay rikoorkii horey ugu yaallay caalamka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa la sheegayaa in ay dhashay 10 canug oo mataane ah, taas waxay ka dhigeysaa in ay jebisay...

Dowlad laga dalbadey inay mamnuucdo nigiska lasoo isticmaaley ee la keeno dalkaas.

Hey’ad aan dawli aheyn oo ka shaqeysa dalka Zambia, ayaa dalbatey in la joojiyo iibinta nigiska lasoo isticmaaley ee laga keeno dibadda. Nelson Banda, oo...

Wasiir Dubbe oo warbixin Murugo leh ka diyaariyay xaalada Maaalada Jowhar.

Khamisitii la’ soo dhaafay waxan kamid ahaa wefdi culus oo uu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble, ujeedada wefdigu waxa ay ahayd...

Dhaktar bukaanno uu daweeyay u sameeyay arrin lama filaan ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhakhtar u dhashay waddanka Mareykanka oo ku takhasusay daweynta cudurka kansarka ayaa iska cafiyay lacag ku dhow $650,000 oo doolar oo deyn ahaan loogu...

Qaar ka mid ah dadkii qaadka ku cunijiray deegaannada Puntalnd oo joojiyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid ah dadkii qaadka ku cunijiray deegaannada Puntalnd ayaa joojiyay isticmaalkiisa kaddib markii ay waayeen qaadka Miiroowga oo ay hore u cuni...

Dal Dadka Dhinta Ay Ka Badan Yihiin Carruurta Dhalata.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kuuriyada Koonfureed ayaa sanadkii 2020 markii ugu horreysay taarriikhda dalkaas diwaan gelisay dhimasho ka badan carruurtii dhalatay, tan oo walaac ka abuurtay dalkaas oo...

Muxuu Yahay Qorshaha Halista Ah Ee Loo Diyaariyay Dadka Horkacaya Banaanbaxyada Muqdisho?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Nabad sugid Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa bilaabay qorshe cusub oo lagu beegsanayo shaqsiyaadka mucaaradka u adeegaya ee ku sugan magaalada Muqdisho,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan