28.9 C
Mogadishu

Arrimha Bulshada

Haweeney dhashay 10 cunug oo mataane ah oo jebisay rikoorkii horey ugu yaallay caalamka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa la sheegayaa in ay dhashay 10 canug oo mataane ah, taas waxay ka dhigeysaa in ay jebisay...

Dowlad laga dalbadey inay mamnuucdo nigiska lasoo isticmaaley ee la keeno dalkaas.

Hey’ad aan dawli aheyn oo ka shaqeysa dalka Zambia, ayaa dalbatey in la joojiyo iibinta nigiska lasoo isticmaaley ee laga keeno dibadda. Nelson Banda, oo...

Wasiir Dubbe oo warbixin Murugo leh ka diyaariyay xaalada Maaalada Jowhar.

Khamisitii la’ soo dhaafay waxan kamid ahaa wefdi culus oo uu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble, ujeedada wefdigu waxa ay ahayd...

Dhaktar bukaanno uu daweeyay u sameeyay arrin lama filaan ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhakhtar u dhashay waddanka Mareykanka oo ku takhasusay daweynta cudurka kansarka ayaa iska cafiyay lacag ku dhow $650,000 oo doolar oo deyn ahaan loogu...

Qaar ka mid ah dadkii qaadka ku cunijiray deegaannada Puntalnd oo joojiyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid ah dadkii qaadka ku cunijiray deegaannada Puntalnd ayaa joojiyay isticmaalkiisa kaddib markii ay waayeen qaadka Miiroowga oo ay hore u cuni...

Dal Dadka Dhinta Ay Ka Badan Yihiin Carruurta Dhalata.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kuuriyada Koonfureed ayaa sanadkii 2020 markii ugu horreysay taarriikhda dalkaas diwaan gelisay dhimasho ka badan carruurtii dhalatay, tan oo walaac ka abuurtay dalkaas oo...

Muxuu Yahay Qorshaha Halista Ah Ee Loo Diyaariyay Dadka Horkacaya Banaanbaxyada Muqdisho?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Nabad sugid Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa bilaabay qorshe cusub oo lagu beegsanayo shaqsiyaadka mucaaradka u adeegaya ee ku sugan magaalada Muqdisho,...

Burcadda Internet-ka Oo Weerarkii Ugu Cuslaa Ku Qaaday Maraykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhammaanteen waan aragnaa codsiyo noogu soo dhaca kumbuyuutarrada iyo telefoonnada oo nalooga dalbanayo in "Update ama cusbooneysiin diyaar tahay", lana doonayo in aan ku...

Hindiya Oo Laga Billaabey Olole La Magac Baxay “Jihaadka Jacaylka”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ayaa sheegaya in haweeney Hindu ah si qasab ah looga soo waday ninkeeda oo Muslim an isla markaana laga yaabo inay ilmo ka...

Waa Sidee Saaka Xaalada Magaalada Muqdisho Kadib Banaanbaxyadii Shalay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Arbaco ah waxaa saaka degan xaalada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kadib markii xalay ka dhaceen banaanbaxyo rabshado wata Saaka Majiro ruux banaanbaxaya,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan