29.9 C
Mogadishu

Wararka

Taliban oo saxiixday heshiisyo ku kacaya malaayiin dollar

MUQDISHO_AYAAMAHA-Xukuumadda Taliban ee ka talisa Afghanistan ayaa Khamiistii ku dhawaaqday inay heshiisyo ku kacaya illaa $6.5 billion oo dollar ay la galeen shirkado ka...

Weerar ismiidaamina oo dad lagu dilay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Saraakiisha dalka Pakistan ayaa Khamiistii sheegay in weerar is miidaamin ah oo loo adeegsaday mooto, in lagu weeraray kolonyo ciidamo ah oo marayey gobol...

Gudoomiye madaale oo amray in la baaro dhisme maantay dumay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday dhacdadii xalay ka dhacday Degmada Howlwadaag ee la xariirta dhisma ka...

RW Hamze : “waxaa dowlada ka go,an in ay dalka xorayso “

MUQDISHO_AYAAMAHA-Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maalinimadii Arbacada safar ku tegey magaalada Aadan Yabaal, isaga oo khudbad u jeediyey ciidamada xoogga dalka. Ra’iisal Wasaare...

Golaha Wasiirada Somalia oo heshiis ansixiyay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre,. Heshiisyadan ay wada gaareen labada...

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA SHACABKA BJFS

MUQDISHO_AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 30-aad guddiga Joogtada ah ee Golaha...

Afar qurux oo hal habeen ruxay Sweden

MUQDISHO_AYAAMAHA- Afar qarax ayaa saacad gudaheed ruxay magaalooyin ku yaalla dalka Sweden, sida ay booliska sheegeen, ayada oo dalka uu la tacaalayo sare u...

Dhisme dumay & dhimisho iyo dhaawac ka dhashay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Guri dabaq ah oo xalay dumay oo kuyaalla Suuqa Bakaaraha gaar ‘ahaan nawaaxyiga isgooska Bakaaraha ee degmada Howlwadaag. Guriga...

Mw biixi oo aqbalay soo jeedinta odayaasha dhaqanka ee arimaha doorashooyinka

MUQDISHO_AYAAMAHA- HARGAYSA-AYAAMAHA- ha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku oggolaadey soo jeedinta odayaasha dhaqanka ee beesha habar Jaclo ee arrimaha...

Taliye hotel lagu dhex dilay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Taliyihii Nabad Sugidda Degmada doolow ayaa lagu soo warramayaa in Goordhaweyd lagu dilayoo Hoteel ku yaalla degmadaasi, waxaana soo baxayaa faah faahinno dheeraad ah...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan