29.2 C
Mogadishu

Wararka

Dowladaha Somalia & maraykanka oo kala saxiixday heshiis ku kacaya 92.6 Million

MUQDISHO_AYAAMAHA- Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiis horumarineed oo ku kacaya $92.6 milyan, kaasi oo Mareykanka uu ku caawinayo qaar ka mid...

Faah-faahin : Dagaal hiiraaan ka dhacay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada Macawiisleyda iyo xoogagga SSC iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Aboorey ee Gobolka...

Faransiiska oo diiday inay lasoo baxaan safiirkii Nigeria u fadhiyay ee la cayriyay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in danjiraha dalkiisa u fadhiya Niger, inaanu dalkaas ka bixi doonin. Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa, iyada...

Ciidamada dowlada Somalia oo dib uga gurtay deegaano ay Alshabaab kala wareegeen

MUQDISHO_AYAAMAHA-Saraakiisha amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay dib uga gurteen magaalooyin iyo degaanno ka mid ah kuwii ay qabsadeen toddobaadyadii lasoo...

War kasoo baxay Maamulka SCC Khaatumo

MUQDISHO_AYAAMAHA- Maamulka SSC-KHAATUMO ayaa hadda soo saartay warkan hoose oo lagu sheegay in maxaabiista ay qabteen ay maxkamad soo taagi doonaan, hubka Somaliland laga...

Ra’iisul wasaare xamse oo kulan laqaatay gudigiisa xasilinta

MUQDISHO_AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay guddiga xasillinta Galmudug. Guddiga oo ah heer wasiirro...

Wasiirad shaqada looga joojiyay kulan ay la qaadatay wasiir kale darteed

MUQDISHO_AYAAMAHA-Wasiirka arrimaha dibadda ee Liibiya ayaa shaqada laga joojiyay ka dib markii ay soo baxday in ay magaalada Rome kula kulantay dhigeeda Israel todobaadkii...

Jowhar waxaa ka dhacay dab qasaare gaystay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Dab khasaare badan dhaliyay ayaa xalay saq-dhexe ka kacay suuqa Magaalada Jowhar ee xarunta u ah maamul Goboleedka Hirshabeelle, waxaana soo baxaya warar dheraad...

Madaxweynaha dowlad goboleedka jubaland oo dhaliilay howlgalada galmudug ka socda

MUQDISHO_AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

MW Xassan Sheikh oo sheegay in Alshabaab lasoo afjari doono

MUQDISHO_AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee xilligaan ka socda meelo kamid ah gobolada dalka sigaar ah...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan