28.3 C
Mogadishu

Wararka

Howlgal cusub oo laga billaabay Muqdisho iyo ujeedka.

Booliska Soomaaliya ayaa fulinaya Amarkii kasoo baxay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee la xiriiray amniga waxaa ay howlgal ka sameeyeen meelo kamid ah Magaalada...
Saraakiil katirsan Booliska Kenya

Weerar dhabo gal ah oo lagu dilay saraakiil katirsan Booliska Kenya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Al-shabaab ayaa weerar dhabba-gal ah ku qaaday Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dalka Kenya, waxaana weerarkaas uu ka dhacay Magaalada Mandheera...

XOG Dheeraad Ah Oo Laga Helay Kulan Dhexmaray Farmaajo iyo Lafta Gareen.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankan ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan caqabadaha arrimaha doorashada ka taagan iyo sidii looga gudbi lahaa.. Ilo ku dhow dhow...

Abwaan Sooraan Oo Ku Geeriyooday Burco iyo Dowladda Somalia Oo Ka Hadashay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa Goor dhow ku geeriyooday Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule oo siweyn loo yaqaanay deegaanada...

Siyaasiyiin uu hogaaminaayo Cabdi Xaashi oo weerar afka ah ku qaaday Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi Garabka Cabdi Xaashi ayaa waxaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble loo xilsaaray xal ka gaarista khilaafka u...

Cunto noocee ayaa kugu haboon in aad badsato marka aad gaarto 40 jir

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cuntada waxay door weyn ka ciyaartaa nolosha aadanaha, waxaana loo baahan yahay in qofka uu qaato cuntooyin nafaqo leh. Dhakhaatiirta waxay dadka kula taliyaan inay...

Farmaajo oo blagu eedeeyay dagaaladii ka dhacay Boosaaso & Beledweyne.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka qeyb galayay dood lagu qabtay Twitter space oo ku saabsan caqabadaha hortaagan doorashada iyo cidda wada ayaa sheegay in 5-tii...

C/rasjiid Janan oo shaaca ka qaaday ‘arrin uu ka diiday’ Farmaajo iyo Fahad Yaasiin

Wasiirka amiga dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa markii ugu horreysay faah faahin ka bixiyey kulamo qarsoodi ah oo uu si gaar...

Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo galay marxalad halis ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo sii fidaya ayaa wajahay halis cusub Jimcihii, iyadoo sarkaal ka tirsan gobolka Amxaarada uu sheegay in ciidamada Amxaarada...

Tababar loo soo xiray Ciidamo sugaya Amniga doorashada Golaha Shacabka

Guddiga Doorashadda Heer dowlad Goboleed ee  Galmudug ayaa maanta booqday xarun hawlgalladda Amniga Doorashooyinka gaar ahaan magaalada Gaalkacyo, halkaa oo ay tababar ugu soo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan