27.1 C
Mogadishu

Wararka

Dhacdo Xanuun badan:- Wiil isagoo nool Xaniinyaha Lagala Baxay!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhaawac mid ka mid ah labo wiil oo la xaniinyo siibay ayaa la keenay Muqdisho kadib markii deegaanka Abooreey weerar habeen hore guri ay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaruunta Baarlamaanka kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Jabuuti.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 1-aad wadajirka ah ee aan...

Abaabulka Banaanbax ballaaran oo Maanta ka socda Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo khamiis ah ayaa waxaa lagu wadaa in Banaanbax ballaaran uu ka dhaco magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan Garoonka kubada caggta...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal kasocda Laascaanood.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa Wararkii ugu dambeeyey waxaa ay sheegayaan in saaka aroortii hore uu dagaal culus dib uga...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa...

Muxuu yahay Kulanka Qarsoodiga ee Axmed Madoobe la Qaatay Taliyaasha ugu Sareeya Ciidamada Kenya?

MOQDISHU AYAAMAHA Warar lagu kalsoonan karo ayaa sheegaya in taliyaasha ugu sareeya ciidamada Kenya ay kulan la qaateen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed...

Dowlda Mareykanka oo War kasoo saaray Shirkii Madaxda dowladda & Madaxdii hore

MOGDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa siweyn u soo dhaweeysay shirkii dhawaan ay Magaalada muqdisho ku yeesheen MAdaxda sare ee dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya iyo Madaxdii...

Dowladaha Eritrea & Somalia ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

MUQDISHO_AYAAMAHA- Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire, Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa xarunta safaaradda Soomaaliya ee Uganda ku qaabbilay safiirka dowladda  Eritrea u jooga...

Dowlada UK oo kooxda Wagner u aqoonsatay Argagaxiso

MUQDISHO_AYAAMAHA- Warbaahinta UK ee BBC, ayaa sheegtay in go’aankan la horgeyn doono Baarlamaanka si loo oggolaado hantida Wagner in loo aqoonsado hanti “argagixiso” si loo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan