28.9 C
Mogadishu

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku saabsan hagaajinta xiriirka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ku joogay...

Maamulka Koonfur Galbeed oo war cusub kasoo saaray diyaaradii ku burburtay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa sheegay in diyaaradda ay laheyd Shirkadda Jubba Airweys ee saaka ku burburtay garoonka...

Ciidanka DANAB oo sameeyay howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB Gaar ahaan Ururka 5-aad Guutada 16-aad  ayaa howlgal Qorshaysan oo lagu dilay Saraakiil iyo Xubno ka tirsan...

Khasaaro ka dhashay qarax lala beegsaday Ciidamada howlgalka ATMIS

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa Maanta qarax lagula beegsaday Isgoyska Cali Kamiin degmada Wartanabadda ee Gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka...

DEGDEG:- Ciidamada Madaxtooyada oo ku biiray howlgalka lagula jiro Tuugada

MUQDISHO-AYAAMAHA-War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada ay gacanta ku dhigeen nin bastoolad ku hubaysnaa oo dhac ka gaysanayay degmada Xamar...

Howlgal Ballaaran oo caawa ka socoda Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada amniga soomaaliya ayaa howlgal ballaaran caawa ka sameenaya xaafado ka mid ah Degmada Warta Nabada Ee Magaalada Muqdisho,kuwaas oo howlgalka amniga lagu xaqiijinayo...

Akhriso: Magacyada dadka caanka ah ee ku waxyeeloobay Qaraxii Jowhar

JOWHAR-AYAAMAHA-Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Khasaaraha ka dhashay Qarax Xoogan oo ka dhacay Maanta barqadii magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabelle,gaar ahaan Hoteel...

Maxaa looga hadlay kulankii RW Xamza iyo Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Alberto Vecchi, waxayna ka wada hadleen...

Ra’iisul Wasaare Xamza oo kulan la qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre oo ay ka wada hadleen...

Arrin mucjiso ah:- Kaneeco sabab u noqotay in la xiro tuug guri jabsaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliiska dalka Shiinaha ayaa sheegay in ay qabteen tuug kadib markii ay DNA-giisa ka heleen dhiiga labo kaneeco oo ku dhintay goobtii uu dhaca...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan