29.9 C
Mogadishu

Wararka

DEDEG Qarax aad u xooggan oo ka dhacay Hotel u dhaw madaxtooyada Jowhar

JOWHAR-AYAAMAHA-Qarax aad u xooggan ayaa ka dhacay gudaha magaaladda Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhaxe, gaar ahaan hotel lagu magacaabo Nuur doob oo inta...

Kaniiniga ‘VIAGRA’ oo dhibaato badan ku haaya Puntland iyo Baarlamaanka oo ku baaqay in...

GAROOWE-AYAAMAHA-Jaamac Faarax Xasan oo ah Wasiirka caafimaadka Puntland oo ay wehliyaan Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Sayid Cumar Guulleed oo hortegay baarlamaanka maamulkaasi ayaa la weydiiyay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Macamuud ayaa goordhow dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqasho hal maalin ah uu ku tagay dalka Jabuuti, booqashada ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la gudoon siiyey billada ugu qaalisan dalka Jabuuti

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa caawa ka qeybgalay casho sharaf si heersare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday...

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo Safaaradaha kala rartay iyo dagaal cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashadii Soomaaliya kadib xiriirka Siciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa lagu tilmaamay mid aan fadhin islamarkaana weli labada dhinac kuma guulaysan in ay xalliyaan...

Maamulka Puntland oo isbadal ku sameyey taliyeyaasha saldhigyada booliska

GAROWE-AYAAMAHA-Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa Taliyaal cusub u magacaabay qaar kamid ah Saldhigyada degmooyinka Puntland. 1. Taliyaha Saldhiga Galbeed ee Garoowe ayaa...

Wararkii ugu dambeeyey ee safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jabuuti.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka dalkeennu la...

XOG Xasaasi ah oo ku saabsan safarkii Xildhibaan Sacdiyo ee Boosaaso iyo Lacago laka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-11kii July 2022, Maalin isniin ah waxaa magaalada muqdisho ka baxay guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Samatar iyadoo ku...

Qodobbadii ay Farmaajo iyo Uhuru ku kala tageen ee Xasan Sheekh ogolaaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamudd ayaa maanta booqasho Rasmi ah ku tagay Kenya halkaas oo uu kulan kula yeeshay dhiggiisa Uhuru Kenyata. labada madaxweyne waxay...

Maxaa Amniga Muqdisho u sii xumaaday Markii la doortay Xasan Sheekh?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guud ahaan Magaalada Muqdisho waxaa si aad ah looga dareemayaa amni darro baahsan ooka jirta qeybaha kala duwan ee degmooyinka gobolka Banaadir kadib markii...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan