28.6 C
Mogadishu

Wararka

Gudoomiyaha Degmada Deyniile Jacfar oo Xildhibaan loo doortay

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Galmudug ayaa wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#025 oo musharax isku diiwaangeliyeen, kalana ah: 1- Mohamed Abukar Cali (Jacfar) 2- Xasan Cali Cismaan Waxaa...

Doorashada kuraas ka kamid ah Gollaha shacabka oo Maanta Dhuusamareeb lagu qabanayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta lagu wadda in magaalada Dhuusamareeb ee casimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ay ka dhacdo Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka kuwaa oo kala...

Madaxweyne Guudlaawe oo kulamo ka wadda Magaalada Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dhalinyarada galbeedka Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha iyo dhalinyarada ayaa iska waraystay xaaladaha...

CC Shakuur oo loo ogolaaday kursiga xildhibaan balse hal caqabad oo culus wajahaya

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA- Arbacadii waxaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Cabdiraxmaan oo shan sano ku kharash gareeyey mucaaradnimada Farmaajo, ayaa...

CC Shakuur oo loo ogolaaday kursiga xildhibaan balse hal caqabad oo culus wajahaya

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA- Arbacadii waxaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Cabdiraxmaan oo shan sano ku kharash gareeyey mucaaradnimada Farmaajo, ayaa...

Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay

SHABEELAHA HOOSE-AYAAMAHA- Ciidanka Kumaandooska  xoogga dalka Soomaaliyeed ee DAMAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16aad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey degaanada kala ah warmaxan &...

Ruushka oo dhoolatus militari ka Sameeye dalka Belarus

MINSK-AYAAMAHA- Ruushka ayaa 10 maalmood oo dhoolatus militari ah ka bilaabay dalka Belarus khamiistii, wuxuuna lix ka mid ah maraakiibtiisa kusoo xiray deked istaraatiiji...

Maleeshiyaad gubay Guryo kuyaalla degaan ka tirsan G/Galgaduud

BALANBALE-AYAAMAHA- Maleeshiyaad hubeysan ayaa weeraray degaanka Jiicle oo dhanka bari ka xiga degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud, iyaga oo gubay Guryo iyo Barkado Biyaha...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kulan la qaatay beel ka mida Hirshabelle.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Baadi Cade iyo Ciise Mudullood. Madaxweynaha...

Guddiga Doorashada Galmudug Oo Hakiyey Doorashada Kursi Kamid Ah Golaha Shacabka.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug ayaa dib u dhigay qabashada doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kaasi oo ay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan