28 C
Mogadishu

Wararka

Fatahaadaha ku dhuftay dalka Pakistan oo sababay khasaaro dhaqaale oo gaaraya $10 bilyan oo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adaha samafalka iyo masuuliyiinta dalka Pakistan ayaa gurmad u fidinaya shacabka Pakistan oo ay soo foodsaareen daadadkii ugu xumaa ee dalkaas ka dhaca muddo...

Maxay ka dhigan tahay digniinta NISA?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Korneyl Shariif Xuseen Roobow, oo ka faallooda arrimaha amniga horena uga tirsanaa hay'adda NISA ayaa BBC-da u sheegay in wax lala yaabo ay tahay...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shir looga hadlayo Shidaalka Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Cabdirisaaq Cumar Maxamed Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin...

Beesha Caalamka oo qoraal Deg Deg ah soo saartay kadib Khudbadii xalay ee Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka  oo si wada jira ah ugu baaqay in doorashada si degdeg ah loo qabto ayaga oo xusay in la...

QM oo dalbaday Mallaayiin Dollar oo wax looga qabanayo abaaraha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday 17 milyan oo dollar oo qeyb ka ah dadaallada gargaarka bani’aadminnimada ee wax looga qabanayo xaaladda degdegta ah ee...

Maxay kawada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Safiirka Turkiga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka dowladda Turkiga u jooga Magaalada Muqdisho ee Mehmet...

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo sagootiyay ciidamo loo dirayo Tigray

MUQDISHO-AYAAMAHA-MUSTAFAA CAGJARMadaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa magaalada Dhagaxle ee deegaankaasi waxa uu ka sagootiyay ciidamo badan oo ka tirsan Booliska Gaarka ah...

Madaxweyne qoor qoor oo dalab cusub hordhigay safiirka UK Ee Soomaaliya

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan khadka mareegta ah kula yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ms. Kate Foster. Madaxweynaha &...

Dad ku waxyeeloobay daad kusoo rogmaday Libya

MUQDISHO_AYAAMAHA- Boqolaal qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen bariga Liibiya ka dib markii daadad xooggan oo ka dhashay duufaanta Daniel ay qaadeen dhammaan...

Cali jeyte oo wacad kumaray in Xafiiskiisa uusan ku laaban doono ilaa Al-Shabaab laga...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo aay wehliyaan Taliyaha Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka xooga Dalka soomaaliyeed iyo xildhibaanCabduqaadir Abwbakar dhagaweyne oo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan