30.9 C
Mogadishu

Wararka

XASAASI:- Labo dal Afrikaan ah oo isku haysta arrinta ceyrinta Madeira.

Qoraalkaan hoos ku qoran waxaa bartiisa facebookga ku qoran Yaxye Caanir oo ah aqoonyahay Soomaaliyeed. Hoos ka akhriso. Arrinta Amb.Madeira, yaa isku heeysto?. waxaa isku heeysto. 1.Waxa is...

Dowladda Soomaaliya Oo Wada Qorshe Dalka Dib Loogu Soo Celinayo Tahriibayaal Xiran

MUQDISHU-AYAAMAHA-Safaaradda dowladda Soomaaliya ee Tanzania ayaa wada dadaalo kala duwan oo ku aadan sidii loo heli lahaa xogta iyo tirada dhammaan tahriibayaasha Soomaaliyeed ee...

Mahad Maxamed Salad oo qorsheynaya in isbadello kale oo waaweyn ku sameeyo hay’adda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sir-doonka Qaranka Mahad Maxamed Salad, ayaa qorsheynaya inuu is-badello waaweyn ku sameeyo hay’adda, taasoo tabashooyin xooggan laga...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo meel fagaaro ka sheegay arrin dhibaato ku haysa...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa noqday masuulkii ugu horreeyay ee aan degaan doorashadiisu ahayn Muqdisho ee ku dhiirada inuu goob...

Muxuu yahay “halka qodob” ee Rooble ka aqbalay Midowga Musharaxiinta?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa aqbalay soo-jeedintii Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ee aheyd in la isugu yimaado shir ku saabsan doorashooyinka dalka. Sida aan...

Faah Faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay Magaalada Garowe

MUQDISHO_AYAAMAHA-Fah Faahino ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xalay ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal . Dagaalka ayaa u dhexeyay Ciidamad...

Cabashada natiijada imtixaanka Dugsiga sare ee sanad Dugsiyeedka 2022/23

MUQDISHO_AYAAMAHA-Xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka oo ka jawaabaya hadalkii Wasiirka Wasaaradda Waxbarashda Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ee ahaa in ardaydu ay...

Kursi uu damac uga jiray Jen.Bashiir Goobe oo qoondo dumar laga dhigay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kursiga #HOP018 oo uu damac ugu jiray Agaasimihii hore ee NISA Bashiir Goobe ayaa wararki waxaa ay sheegayaan in loo asteeyay dumar, waxaana lagu...

Doorashada kuraastii ugu dambeysay ee taalla Magaalada Baraawe oo la shaaciyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT ayaa shaaciyey qeybtii labaad 13 kursi deegaan doorashada KGS Baraawe. Waxay guddiga sheegeen in ay ergada war geliyeen in doorashada...

Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay Maxaabiis farabadan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne oo summaddeedu  Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xiran. Waxaanay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan