Al Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qaraxa barqadii ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay baahisay idaacadda ku hadasha afka Al-Shabaab ee Al-Andalus.
Qoraalka laga baahiyay idaacadda ayaa...
Dhalinyaro Soomaali ah oo ku xirneyd Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa garoonka diyaaradaha Muqisho ka degtay diyaarad siday dhalinyaro Soomaali ah oo gaareysay 97 kuwaas oo ku xirnaa dalka Liibiya.
Dhalinyaradan oo muddo sanad ah...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta qabtay shir muhiim ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay kobcinta Dakhliyada gobolka Banaadir oo...
Maxay noqon karaan tallaabooyinka uu Maraykanka ugu hanjabay siyaasiyiinta doorashada diidan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Maraykanka ayaa baaqyadii ku aaddanaa arrimaha doorashada haatan ku badeley hanjabaad ka dhan ah dhammaan madaxda saamaynta tooska ah ku leh doorashada Soomaaliya,...
Faah faahinta Qaraxa:-Maxaa ka jira in qaraxii maanta lala eegtay Gudoomiye ku xigeenka Amniga...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu faafiyey baraha bulshada ayaa lagu sheegay in Gudoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka Banaadir uu ka badbaaday Qaraxii ismiidaaminta ahaa maanta ka dhacay...
Maxaa ka dhalankara fasaxa Wasaaradda Amniga ee dibadbaxa khamiista?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaarada amniga Soomaaliya oo uu Wasiirka ka yahay Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaacisay inay fasaxday Banaanbaxa berri ka dhacaya Muqdisho, kaas oo ah mid...
Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qarax jugtiisa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolkan Banaadir ayaa ka dhacay Wadada 21ka October ee Dagmada Waabari.
Qaraxa oo ahaa Gaari laga soo...
Shaqo Ka Joojin lagu sameeyey Maareeyaha Guud ee Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed
Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa shaqadii laga ga joojiyey Maareeyahii guud ee hay’adda...
Maamulka iyo Booliska Gobolka Banaadir oo diiday Banaanbax lagu qaban rabay Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Duqa Magaaladda Muqdisho oo Fulinaya rabitaanka Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa sheegay in Ciddii qabata Bannaanbax loo aqoonsan doono iney kasoo hor jeedaan nabadda...
Beesha Caalamka oo qoraal Deg Deg ah soo saartay kadib Khudbadii xalay ee Farmaajo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka oo si wada jira ah ugu baaqay in doorashada si degdeg ah loo qabto ayaga oo xusay in la...



















