26.9 C
Mogadishu

Wararka

Shirka hay'adda socdalka

Wasiirka Amiga oo ka qeyb galay shir todobaadlaha ee Hey’adda Socdaaka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa maanta shir guddoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey’adda Socdaaka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ay ka...

Malaga yaabaa in Mahdi Guuleed uu waayo xildhibaanimo isagoo goordhow iska casilaya RW ku...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisal WasaareKuxigeenka Soomaaliya mahdi maxamed guuleed (Khadar) ayaa lagu wadaa inuu saacdaha soo socda iska casilo xilka uu ka hayo xukuumada. Arintaan ayaa ka dambeysay...

Axmed Madoobe oo xil sare u magacaabay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Nugaal

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa u magacaabay Guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna Duqa magaalada Cumar C/llaahi Faraweyne oo horay u soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Nugaal...

Deni oo ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray Madaxweyne Qoorqoor

GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si waafaqsan Dastuurka Dowladda Puntland qodobka 80-aad farqadiisa 12-aad, wuxuu maanta furay Kalfadhigga -aad ee Golaha Wakiilada...

Diwaangalinta Musharaxiinta xildhibanada Golaha Shacabka oo bilaabatay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka Doorashada Kuraasta gobolada waqooyi Somaliland ayaa maanta bilaabay Diiwaangelinta ergooyinka kuraasta Gollaha Shacabka ee tirsigoodu yahay Hop 239 iyo Hop 237, Diiwaangelinta...

Haweeney Lacag U Ururin Jirtey Alshabaab Oo Loo Gacan Geliyay Maraykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney u dhalatay dalka Holland balse asalkeedu yahay Soomaali oo todobo sano ka hor lagu soo eedeeyay in ay lacag u aruurineysay kooxda Al-Shabaab...

Magaca cusub ee Facebook oo loo fasiray “dhimasho”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hadalkii ka soo yeeray shirkadda Facebook ee ahaa in magaceeda ay u beddeleyso Meta ayaa dood ka abuuray gudaha Israa'iil iyadoo eraygaasi uu luqadda...
Doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliland

Waa kuma Musharaxa keliya ee kusoo bixi doono kursiga ugu horeeya ee doorashada Waqooyiga?

Waxaa maanta oo Sabti ah la filayaa iney bilaabato diiwaan gelinta musharaxiinta Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ka soo gala Gobalada Waqooyi. Sida ay...

Soomaali lagu xiray dalka Zambia iyo Dowladda oo ka hadashay.

Warsaxafeeed kasoo baxay  Wasaaradda Arrimaha dibada ayaa lagu xusay in ay socdaan baaritaano la xariira sababa keenay in dadkaasi si guud loo xirxiro xilli...

Qoorqoor oo galabta booqday goobihii laga saaray Ahlusunna

Madaxwaynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” ayaa soo gaaray Degmada Guriceel oo shalay Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa Galmudug si buuxda ula...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan