30.9 C
Mogadishu

Wararka

Maxaa la gudboon hadii Kenya ay diiday go’aanka Maxkaada ICJ?

Kenya ayaa sheegtay in aysan aqoonsan doonin go'aanka lagu wado inuu ka soo baxa maxkamadda caaalamiga ah ee ICJ, kaas oo aaddan muranka soohdinta...

Koofur Galbeed oo qorshe cusub u dejisay dadka laga soo tarxiilay Somaliland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas’uuliyiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa qorshaynaya in ay diyaarado ku daabulaan dadkii laga soo raafay Laascaanood ee ku sugan Gaalkacyo. Wefdi heer wasiiro ah...

Xiisadda dagaalka ee Ahlu Sunna iyo Galmudug oo sii xoogeysatay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xiisadda Maamulka Galmudug kala dhaxeysa Hoggaanka Ahlu Sunna ayaa u muuqato mid sii xoogeysatay, ka dib is casilaadda Wasiirkii Amniga Galmudug, Axmed Macalin Fiqi...

Turkiga oo diyaarado dagaal ka dalbaday Maraykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Turkiga ayaa ka codsaday Maraykanka inuu ka iibiyo 40 diyaaradaha dagaalka ee nooca loo yaqaan F-16, iyo weliba ku dhawaad 80 ah qalabka lagu...

Maxaa looga hadlay kulankii Wasiirka Maaliyadda iyo Madaxweyne ku-xigeenka Bangiga Adduunka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeybgalay kulan muhiim ah, kaasi oo uu la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka...

Dadka kasoo jeeda Koonfurta ee ku sugan Boorama oo ka cabsi qaba in tarxiil...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa sheegay in maamulka Somaliland ay uga digayaan in mar kale la tarxiilo dadka kasoo jeedda Koonfurta...

Muxuu yahay abaabulka Mooshin maanta ka socda Garowe?

GAROWE-AYAAMAHA-Waxaa maanta Magaalada Garowe ee caasimada Puntland ka socdo abaabulka mooshin lagu burinayo wax-ka beddelkii xeer-hoosaadka ee Baarlamanka Puntland ansixiyay Kal-fadhigii hore. Qaar ka mid...
Ciidanka Ahlusuna

Wararkii u dambeeyey Ciidamada Ahlusunna oo la wareegay degaano hor leh

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Ahlusunna Waljameeca ayaa Maanta oo Jimco ah la wareegay gacan ku heynta deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud oo ay ku sugnaayeen xubno ka...

Shimbir laga soo badbaadiyay Afqaanistan lagu hayo Magaalada Abu Dhabi.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shimbir ka mid ah kuwa guryaha lagu xanaaneysto ay leedahay gabadh reer Afghanistan ah oo ka mid ahayd dadkii laga soo daad gureeyay magaalada...

Saameyn intee la eg ayaa ku yeelan karto is casilaada wasiirka Amniga Galmudug Dagaalka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaciyey inuu xilkaas iska casilay kadib markii isaga iyo madaxweyne Qoor Qoor ay isku fahmi waayeen habka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan