Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Garbahaarey
KISMAAYO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa Maanta oo sabti ah ku wajahan Magaalada Garbahaarey ee...
Xasan Sheekh Oo Fashiliyey Qorshihii Ololaha Farmaajo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamud ayaa banaanka soo dhigay qorshe uu damacsanaa inuu adeegsado ololahiisa doorashada.
Xasan Sheekh oo qoslaaya ayaa markii la weydiiyay in...
Wiil darbi jiif ahaa oo loogu dilay Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Isgoyska ceel-gaabta ee Degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu dilay wiil kamid ahaa derbi jiifta ku nool degmadaas.
Dilka wiilkaan ayaa yimid ka...
Rakaab labo maalmood ku xayiran garoonka Muqdisho “hal arrin darteed”.
MUQDIAHO-AYAAMAHA-Ilo kala duwan ayaa xaqiijinaya in laba maalmood garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ay ku xayiran yihiin 40 rakaab ah oo isugu jira rag iyo...
Cumar Filish oo eedeyn kulul u jeediyay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) oo ah Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa sheegay in wasaaradda waxbarashada ay caqabad ku heeyso Agaasinka...
Shirka Gollaha Wasiirada Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka dhacay Kismaayo
KISMAAYO-AYAAMAHA-Manta oo Khamiis ah waxaa kulan wadajir ah ku yeeshay Gollaha Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland kaas oo ka dhacay...
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Oo Dib Ugu Soo Laabtay Moqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-shabeelle Ali Guudlawe Hussein oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Madaxwaynaha waxaa...
Lataliyihii Arimaha Doorashooyinka ee Farmaajo oo laga soo celiyay Garoonka Kismaayo
KISMAAYO-AYAAMAHA-Jubaland oo Garoonka Diyaaradaha Kismaayo u Diiday Lataliyihii Arimaha Doorashooyinka ee Farmaajo.
Diyaarad uu saarnaa Cabdi Cali Raage Oo ah la Taliyaha arimaha Doorashooyinka Madaxweyne...
Booliska Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Ay Toogteen Qof Ka Tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ex Control Balcad ayaa wararka naga soo gaaraya waxaa uu sheegaya in Booliska gobolka Banaadir ay toogteen xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo ku hubeysanaa...
Sacuudiga iyo Imaaraadka oo xulufo dhow ahaa oo khilaaf ka dhex qarxay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Khilaafka iyo xiisada udhaxeysa dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraatka oo muddo dheer xulufo ku ahaa arrimaha gobolka Khaliijka, ayaa dhowaan soo shaac baxay.Halka xiisaddu ka...



















