27.2 C
Mogadishu

Wararka

Askarigii dilay George Floyd oo la xukumay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ninkii caddaanka ahaa ee horay uga tirsanaa boliska Mareykanka Derek Chauvin ayaa lagu xukumay 22 sannadood ee badh oo xabsi ah dambiyo la xiriira...

Farmaajo oo weeraray Siyaasiyiinta Soomaalida, isagoo dhalainyarada ugu baaqay ina kacaan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun ayaa ugu hambalyeeyey dhammaan shacabka Soomaaliyeed Sannad Guurada 61-aad...

Dhacdo Xanuun Badan “Ninkii wiilkeenna dilay wali wuxuu joogaa halkii uu wiilkeenna ku dilay”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa marar badan dhacda tacaddiyo ay shacabka u gaystaan Ciidamada DF Somalia oo ay ku badan yihiin askarta aan dishibiliinka lahayn, sidoo kalena uu...

Wakaalada Wararka ee SONNA Oo Banaanka Soo Dhigtay Qorshihii Farmaajo ee Dekada Berbera.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muse Bihi Abdi ayaa si rasmi ah Xadhiga uga Jaray Mashruuca Balaadhinta Dekedda Berbera iyo Mashaariic kale oo laga hirgaliyey Marsada...

Miisaaniyadda 2021 ee Maamulka Galmudug oo la ansaxiyey.

DHUSAMAREEB-AYAAMAHA-Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee 2021 Kulanka Baarlamaanka maanta oo shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur...

Guddiga Qaban-qaabada Todobaadka Xorriyadda Oo Shaqo Billaabay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Qaban-qaabada Todobaadka Xorriyadda ee Heer Qaran iyo Gobolka Banaadir ayaa kormeero ku sameeyay howlaha diyaar garow ee ka socda goobo muhiim ah oo...

Madaxweyne qoor qoor oo dalab cusub hordhigay safiirka UK Ee Soomaaliya

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan khadka mareegta ah kula yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ms. Kate Foster. Madaxweynaha &...

Maxaa ka jira in la kordhinayo saamiga Itoobiya ee dekadda Berbera iyo qorshaha cusub...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalo xeebeedka Berbera socdaal ku tagay Wafdi ka socda dowladda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Axmed Shide iyadoo wafdigana uu ka...

Gabadhii ugu horreeysey oo Somalia ku metelaysa ciyaarta “feerka & laadka”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Somalia ayaa markii ugu horreeysey gabar u diraysa ciyaaraha difaacu nafsiga ee looga qayb galo Olombikada Kulaalaha. Olombikada kulaalaha oo baaqday sanadkii tegey ee 2020,...

XOG laga helay kulan uu Taliyaha Booliska la qaatay saraakiil ka sooctay Interpol-ka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Booliska caalamiga ah ee INTERPOL. Waxaa sidoo kale...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan