Gabar Soomaali ah iyo ninkeed oo loo soo qabtay afduubkii Xafsa Luqmaan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarayaasha Kenya ayaa soo xiray labo eedeysane oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen afduubkii iyo jirdilkii bishan horraanteeda loo geystay Xafsa Maxamed Luqmaan.
Jackson Njogu,...
Puntland oo toogasho ku fulisay Shabaabkii ugu badnaa halmar xukun lagu fuliyo.
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay 18 ka mid ah Maleeshiyaadka Al-shabaab oo horey Maxkamaddu xakun dil...
Al-Shabaab Oo Weerar Ismiidaamin Ah Ku Qaaday Ciidanka Dowladda.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Deegaanka Wisil ee Goboka Mudug ayaa wararka naga soo gaaraya waxaa uu sheegayaa in halkaas waaberigii hore ee saakay uu ka dhacay dagaal Culus...
Shirka Madaxda Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maanta Furmaya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka u dhexeeya Madaxda dolwadda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Muqdisho gaar...
Maxay Hir-Shabeelle u diiday inay qeyb gasho shirka Maanta ka furmaya Muqdisho?.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sheegay inaysan qeyb ka ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir...
XOG:- Farmaajo oo lala wadaagay sirta iyo xoggaha shidaalka Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa waxa uu sheegay inay jiraan fursado dihan oo ubaahan in Soomaaliya ka faa’iideysato.
Khudbad uu ka jeedinayey Munaasabada...
Mowjado kuleel oo halis ah oo ka jira gobollo ka mid ah Mareykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mowjado daran oo kuleyl ah ayay wajahayaan gobollada waqooyi-galbeed ee Mareykanka ee badda Pacific-ga. Waa xaalad halis ah oo ka taagan gobol ka mid...
Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa oo ka yimid Dhuusamareeb ayaa gelinkii dambe ee galabta soo gaaray...
Diyaarad madaxweyne siday oo rasaas lala dhacay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa la rasaaseeyay diyaarad siday madaxweynaha Colombia xilli ay mareysay meel u dhaw hawada xadka Venezuela.
Madaxweyne Iván Duque ayaa ku wajahnaa gobolka Norte de...
Sheekh Shariif oo soo bandhigay qorshe ku aadan wada-hadalada Somalia iyo Somaliland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ka hadlay muhiimadda ay leedahay qancinta Gobollada Waqooyi (Somaliland)...




















