Kalluumaysato sabool ah oo heley cambarka nibiriga oo qiimihiisu gaaraya $1.5 milyan oo doolar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waa sheeko ku saabsan sida nibiri kusoo caariyay badda uu wax weyn uga baddalay nolosha koox kalluumeysto ah oo ku nool mid ka mid...
Muxuu yahay Khilaafka cusub ee soo kala dhexgalay maamulka Gobolka Hiiraan?
Ciidamo ka amar qaato Guddoomiye ku xigeenka maaliyadda iyo siyaasadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Maaddey ayaa shalay xirtay buundada Liiq Liiqato oo muhiim u...
Toban qof oo ku dhimatay Qaraxyo ruxay magaalada Kabul ee dalka Afganistaan
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyootay 12 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray qaraxyo is xig-xiga oo maanta ka dhacay magaalada Kabul ee caasimadda...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Agaasimeyaal cusub.
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Agaasimeyaal cusub u magacaabay wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Caafimaadka.
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS...
Guddoomiye ku Xigeenka Maaliyadda Oo Maalintii Seddexaad U Xiray Buundo Muhiim Ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo ka amar qaato Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Maadey ayaa shalay xirtay buundada Liiq Liiqato oo muhiim u...
Maxaa looga hadlay kulankii Midowga Musharixiinta ee Xalay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mid kamid ah Hoteelada ku yaal magaalada Muqdisho waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay hoggaanka ugu sareeya Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha.
Kulanka oo casha...
Somaliland oo weli ka socota Tirinta codadka doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa weli degaannada Soomaliland ka socda tirinta Codadka doorashadii Golaha Wakiilada iyo degaanka ee ka dhacday Maalin ka hor degaannada Maamulkaas, taas oo ay...
Qaramada Midoobay oo ka dareyrisay xaalada nololeed ee gobolka Tigray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada ayaa sheegtay in in ka badan boqolkiiba sagashan ee dadka ku nool gobolka Tigray ee Waqooyiga Itoobiya ay...
Xukuumadda oo ka jawaabatay Liiskii ay soo gudbiyeen mucaaradka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble xilsaaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga qabo ee Guddiyada Doorashooyinka oo soo bandhigay magacyada xubnaha ay...
Muxuu yahay codka sirta ah ee “laga duubay Abiy Axmed”?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ka hadlay cod uu muuqday in laga soo duubay Abiy Axmed oo sheegayay in geeri uu ka xigo in...




















