27.9 C
Mogadishu

Wararka

Wasiirka gar gaarka oo sheegay in Magaalada Jowhar ay go’doon gashay.

Jowhar-Ayaamaha-Wasiirka gar gaarka maareeynta iyo masiibooyinka Maamulka Hir-Shabeelle,  Cabdi Mahad Cabdullaahi Qoorgaab, ayaa sheegay in Magaalada jowhar ay ku sugantahay xaalad adag kadib fatahaada...

XOG Dheeraad Ah Oo Lagaelay Ujeedka Kulankii Guudlaawe, QoorQoor iyo Wasiirada Hawiye.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankii xalay dhexmaray wasiirrada Hawiye iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa xaqiijinaya in ay ka wadahadleen qorshe dib loogu soo nooleynayo dooda...

DEG DEG Weerar ismiidaamin ah oo Lala eegtay Saraakiil Ajanabi ah oo Qeyb...

Baledweyne Ayaamaha: Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gobolka Shabeellada Hoose lagula eegtay gaadiid ay la socdeen saraakiil Soomaali iyo ajaanib isagu jirta...

Madaxweynaha Koonfurgalbeed oo Kulamo Dadweyne Kabilaabay Xudur.

Baledwene Ayaamaha: Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay booqasho ku tegay magaalada Xudur ayaa xalay...

Hogaamiyaha mucaaradka Uganda oo sheegay in uusan aqbali doonin natiijadii doorashada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyaha mucaaradka dalka Uganda Bobi Wine ayaa sheegay in uusan aqbali doonin natiijadii ka soo baxdaay doorashadii khamiistii dhacday taasi oo uu ku guuleystay...

R/Wasaare Rooble oo Xalay Kulan Xasaasi ah Laqaatay Madaxda Bangiyada Gaarka Looleeyay.

Baledweyne Ayaamaha: Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ee dalka. Ra’iisul Wasaaraha...

Guddigii Puntland Ee U Xil Saarnaa Diidmada Shillin Soomaaliga Oo Go’aano Cusub Soo Saaray

GAROOWE-AYAAMAHA-Guddiga Puntland u saartay ka soo talabixinta qiima dhaca Shilling Soomaaliga ayaa soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay ku taliyeen si xal loogu...

DEG DEG Yoweri Museveni oo Markii Lixaad Loo Doortay Madaxweynaha Uganda.

Baledweyne Ayaamaha: Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa goordhaw lagu dhawaaqay in markii lixaad loo doortay madaxweynaha dalkaasi. Guddiga doorashada Uganda ayaa ku dhawaaqay in...

DEG DEG Madaxweyne Lafta Gareen oo Goordhaw Ka Dagey Xudur.

Baledweyne Ayaamaha: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool. Madaxweyne Lafta-gareen...

Rag Qarxa Ku Diyaarinayay Boosaaso Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay

GAROOWE-AYAAMAHA-Howlgal dhowr saacadood qaatay oo ay fuliyeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan PSF-ta ayaa lagu soo afjaray xaafado ka tirsan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan