28.5 C
Mogadishu

Wararka

Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Magaalada Jowhar

JOWHAR-AYAAMAHA-Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee  Haramcad ayaa xalay ilaa saaka waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar...

Xamaas oo rajo ka qabta in xabbad-joojin la gaaro

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Sarkaal sare oo Xamaas ka tirsan ayaa sheegay inuu rajeynayo in Israa'iil iyo xooggaga Gaza ay gaaraan xabbad-joojin "maalin ama labo maalin gudahood" xilli...

Wararkii Ugu Dambeeyay Shirka La Filayo Inuu Maanta Muqdisho Ka Furmo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii loo ballansanaa in uu maanta Muqdisho ka furmo uusan qorshihiisa waxba iska badalin islamarka uu ku...

Axmed Madoobe Oo Magacaabay Golaha Wasiirada Cusub ee Jubbaland

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada maamulkaasi. Sida ku cad liiska golaha wasiirada ee cusub waxaa...

Hantidhawraha Somalia oo loo doortay Guddoomiyaha Hay’daha Hantidhawrrada Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Hay’daha Hantidhawrrada Guud ee Afrika ee af-Ingiriisiga ku Hadla (AFROSAI-E) ayaa maanta Guddoomiyaha Golaha Maamulka ee saddexda sano ee socota (2022-2024) u doortay...

Wasaaradda waxbarashadda oo u yeertay 20-Jaamacadood oo ku yaala Muqdisho

Wasaaradda Waxabarashada ayaa u yeertay Maamulada in kabadan 20-Jaamacadood oo ku yaala Muqdisho si loo hubiyo tayadooda waxbarasho waxaana loo diray digniin adag hadii...

DEG DEG:-Gabar Isku Dishay Magaalada Muqdisho

Warar aan helnay ayaa waxaa ay sheegayaan in Gabadhu ay iska duubeysay Video, iyadoo xiligaasi gacanta ku haysatay Bistoolad cabbaysan, waxaana la sheegay in...

Mid Kamid Ah Ilaalada Cali Guudlaawe Oo Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Magaalada jowhar

JOWHAR-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo Maanta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ku dhex-maray Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Hir-Shabeelle iyo...

Midowga Musharaxiinta Oo Dalbaday Ka Qeyb Galka Shirka Ka Furmaya Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay Shirka ay isugu imaanayaan Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee 20-ka bishaan ka furmaya Magaalada...

Mareykanka dhaleeceeyay hadal Erdogan uu ka yiri colaadda Israa’iil iyo Falastiin

Muqdisho-Ayaamaha-Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ka hadashay hadal dhawaan kasoo baxay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ku saabsanaa colaadda Israa'iil iyo Qaza. Afhayeen u...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan