31.9 C
Mogadishu

Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaruunta Baarlamaanka kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Jabuuti.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 1-aad wadajirka ah ee aan...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansaxiyey Miisaaniyadda sanadka 2023

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 4-aad ee wadajirka ah...

Madaxweynaha Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa saaka gebi ahaanba xiran waddooyinka muhiimka ah ee magaaladaasi, xilli sidoo kale maanta uu xiran yahay garoonka caalamiga ahi ee Aadan...

Dhul gariir culus oo ku dhuftay Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Labo qof ayaa ku dhintay tobannaan kun oo guryo la daggan yahay ahna waxaa ku dhacday koronto la'aan ka dib markii uu dhul gariir...
Askari lagu dilay Muqdisho

Rag hubeysan oo nabadoon ku dilay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Rag hubeysan oo watay bastoolado ayaa xalay degmada Hiliwaa ee Gobolkaan Banaadir ku dilay nabaddoon caan ahaa oo lagu magacaabi jiray Xirsi Cali Diirshe,...

Daraawalka Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo isku dhiibay Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maalmahan warbaahinta iyo baraha bulshada dhex socday cod la sheegey inuu yahay mid ka mida shaqaalaha Baarlamanka, darawalna u ahaa guddoomiyihii hore ee...

Jamaal Cismaan oo wareystay hoggaanka sare ee Shabaab oo shaaciyey arrin ay kula kacday...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Axaddii la soo dhaafay Hay’adda Nabad-Sugidda Soomaaliya waxay huteel ku yaalla gudaha garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ku xannibtay weriye Jamaal Cismaan oo...

Maxay tahay ‘shuruudda uu Laftagareen ku xiray inuu wareejiyo xilka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wixii ka dambeeyay markii uu baarlamaanka Koonfur-Galbeed muddo kordhin xileed u sameeyay madaxweynaha dowlad goboleedkaas, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) waxaa sii xoogeysanayay jahwareer siyaasadeed...

’ ” – “

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ayna soo qabanqaabisay...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay Saraakiil & Xubno katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa  in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab. (Wasiir) oo ahaa Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan