25.1 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Rooble oo war kasoo saaray taalabadii uu qaaday Guudlaawe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu si dhaw ula socdaa juhdina ku bixinayaa dhammaystirka doorashada kuraasta Golaha Shacabka BFS ee wali...
Madaxweyne Farmaajo waa nin aamusan oo aan war badneyd balse go'aanadda uu qaato ku adkeysta

Deni “Hadafkeyga Koowaad waa inaa Villa Somalia ka saaro Farmaajo”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyadda Puntland ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Saciid Cabdullaahi Deni uu u ordayo xilka madaxtinimada Soomaaliya kuna qeexday “hoggaamiye samata bixin kara...

laamaha Amniga oo gacanta ku dhigay Maandooriye & Dad ka Ganacsanayay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad iyo kuwa Booliska Galbeed ayaa xalay howlgal Wadajir ah waxaa ay ka sameeyeen Xaafado katirsan degmada Dharkenleey ee...

Guudlaawe oo xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Hirshabeelle

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii Guddoomiyenimo iyo xubinimada Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle ka qaaday Axmed Xasan Diini. Qoraal kasoo baxay xafiiska ...

Saciid Deni oo caawa ku dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweynaha Somalia

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Qoraal...

Shir looga hadlayay xakamaynta hubka iyo rasaasta oo lagu qabtay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, shirkaas oo uu soo agaasimay Xafiiska Amniga Qaranka ee...

Maraykanka oo soo saaray farriin ku socota Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Hirshabeelle.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Goordhow ayaa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya waxay soo saartay farriin ku socota Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo Axmed Maxamed...

XASAASI:- Dhaq dhaqaaqyo ka dhan ah Farmaajo & saaxiibadiisa siyaasada oo Muqdisho ka socoto.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guux ayaa ka jira Magaalada Muqdisho iyo qorshooyin ka dhan ah Madaxweyne  Farmaajo waxaana socdo dhaq dhaqaaq ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo & saaxiibadiisa...

Maxay yihiin sababaha keenay in ciidamada Ruushka ay qabsan waayeen caasimadda Ukraine?

MUQDISHO-AYAAMAHAJanaraaladan ayaa sidoo kale sharraxaad ka bixiyay sababaha ay u aaminsan yihiin in caasimadda ay muhiim ugu tahay ka hortagga ciidamada Ruushka. Kiev ayaa noqotay...

Maxaa kajira in dowlada Soomaaliya ay  Shiinaha u diiday in saldhig Militari ay ka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciiddanka Maraykanka ee Afrika Gen. Stephen Townsend ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya ay u xaqiijisay in aysan oggolaandoonin in China ay saldhig...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan