25.1 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

DEG DEG:- Doorashadii ka socotay Magaalada Baraawe oo la joojiyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashadii Golaha Shacabka Barlamaanka 11-aad ee ka socotay Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa la joojiyey, kadib madaafiicdii ku...

Wararkii ugu dambeeyey Magaalada Baraawe oo maanta Madaafic lagu weeraray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka aan ka heleyno Magaalada  Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in goordhow Magaaladaas laga maqlay jugta tirro...

Shir Sanadeedka Xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed oo Maanta ka furmay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud, wasiirka Cadaaladda XFS Xasan Xuseen Xaaji, Taliyaha...

Yaa kusoo baxay doorashada saddexda kursi ee lagu qabtay Baraawe?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka bilaabatay doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka,...

Wararkii ugu dambeeyey weerar lagu qaaday masjid ku yaala Afgooye

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imanaya magaalada Afgooye ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday masjid ku yaal magaalada Afgooye,iyadoo weerarkana uu ka dhashay khasaare isugu jira...

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta lagu qabanayo Baraawe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta lagu wadaa in degmada Baraawe oo ah goobta degaan doorashada labaad inay ku...

Maraykanka oo cunaqabteyn kusoo rogay Soomaali ku eedeysan carqaladeynta doorashada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday iny xayiraad dhinaca socdaalka ah ku soo rogtay mas'uuliyiin hadda ka tirsan dowladda federaalka iyo kuwa horay uga...

Madaxweynaha HirShabeelle oo amray in lasoo qabto dadkii dilay Nabaddoon Caan Ahaa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa fiidnimadii xalay xaafadda Buundaweyn ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku dilay Nabaddoon caan ka ahaa Gobolkaas oo lagu magacaabi...

Guudlaawe oo heshiis rasmi ah la saxiixday Nabadoonada iyo waxgaradka Beesha Xawaadle.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo maanta la kulmay Guddi ka socday Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha Xawaadle ayaa heshiis rasmi ah ka gaaray tabashii ay ka...

Koonfur Galbeed oo shaacisay Magacyada 13 Musharax oo kamid ah Golaha Shacabka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Talaado ah soo bandhigay Musharixiinta isu soo sharaxay 13 kii kursi deegaan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan