Howlgal dad lagu qab qabtay oo laga sameeyay Boosaaso
GAROWE-AYAAMAHA-Howlgal uu hoggaaminayay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa laga sameeyay Magalada Bosaaso iyo qaar badan oo ka tirsan xaafadaha...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey miisaaniyadda sanadka 2022
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada oo ku saabsanaa xaaladda guud ee dalka, ansixinta miisaaniyadda dowladda...
Maxaa kajira in Cumar Filish xil ka qaadis lagu sameyn doono, yaa lagu bedelaya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu go'aansaday inuu xilka ka xayuubiyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho.
Ilo wareed madax banaan...
Ra’isul Wasaare Rooble oo maanta shir deg deg ah isugu yeeray Golahiisa wasiirada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay inay si buuxda uga soo qeyb galaan Shirka Golaha oo maanta Axad ah oo taariikhda ku beegan...
101 ergo oo soo dooran doonaan kuraasi ka mid ah Golaha Shacabka oo tababar...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid ah ergooyinka doorashada golaha shacabka ayaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho uu tababar ugaga bilowdo.
Labo kursi oo ka mid ah...
Qiimeynta sugida amniga doorashooyinka oo ka socota Baraawe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidamada Milateriga iyo Booliska Midowga Afrika ee AMISOM ayaa booqday Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Baraawe ee...
Nimco Happy “Waxaan arkay heesteyda oo ay ku luuqeynayaan wiilal iyo gabdho caddaan ah”
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maalmahan si aad ah baraha bulshada looga hadal hayaa hees ay ku luuqaysay fannaanadda Nimco Happy, heestan oo si weyn looga daba dhacay...
Wasiirka Amiga oo ka qeyb galay shir todobaadlaha ee Hey’adda Socdaaka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa maanta shir guddoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey’adda Socdaaka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ay ka...
Malaga yaabaa in Mahdi Guuleed uu waayo xildhibaanimo isagoo goordhow iska casilaya RW ku...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisal WasaareKuxigeenka Soomaaliya mahdi maxamed guuleed (Khadar) ayaa lagu wadaa inuu saacdaha soo socda iska casilo xilka uu ka hayo xukuumada.
Arintaan ayaa ka dambeysay...
Axmed Madoobe oo xil sare u magacaabay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Nugaal
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa u magacaabay Guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna Duqa magaalada Cumar C/llaahi Faraweyne oo horay u soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Nugaal...




















