Burcad Hubeysan Oo Lagu Qabtay Howlgal Laga Sameeyay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir iyo Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd howlgal ballaaran ka sameeyeen xaafaddo...
Akhriso:- Habraaca doorashada Golaha Shacabka oo lasoo saaray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa Goordhaw soo saaray Habraaca Doorashada Xildhibaannada aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya.
Habraaca doorashada golaha shacabka ee uu soo saaray Guddiga doorashooyinka...
Dawlada Soomaaliya oo la sheegay inay ka cabsi ka qabta sidii Daalibaan Ay Al...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo markii Axadii Afgaanistaan si rasmi madaxtooyada Kabul ula wareegeen,ayaa dalalka caalamka badankood ay siyaabo kala duwan uga fal celiyeen.
Dawlada Soomaaliya oo markii...
Maxay kawada hadleen Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo Madaxweynaha Masar?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hooyday Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa halkaasi waxaa uu ka bilaabay...
Kalluumeeysato ku geeriyootay xeebaha Jubada Hoose.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shan qof oo kalluumeeysato ah ayaa ku geeriyooday xeebaha Gobolka Jubada Hoose kaddib markii ay la qallibantay doon ay saarnaayeen oo dabeeylo ku dhufteen.
Wasiirka...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Xubnaha Aqalka sare ee la doortay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa munaasabad isugu jirtay Mahadcelin Gollaha Baarlamaanka iyo soo dhoweynta Xildhibaanada Cusub Aqalka Sare ugu...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Masar.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar halkaas oo si diirran...
Midowga Musharaxiinta oo soo saaray war murtiyeed ka kooban Afar Qodob oo xasaasi ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulan Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho uga socday Midowga Musharixiinta ayaa waxaa laga soo saaray warsaxaafadeed ay walaac uga muujiyeen sida...
Wararkii u dambeeyey kulanka ka socda Hoteelka Jasiira iyo go’aanka cusub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulanka maalintii 3aad yeesheen Xubnaha Golaha midowga musharrixiinta ayey uga hadleen xaalada dalka iyo sida ay u arkaan.
Maanta ayey Golaha Murashaxiinta Siyaabo gooni gooni...
Al-Shabaab oo u dabaal dagtay guusha Taalibaan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbaahinta taabacsan ururka Al-Shabaab ayaa daabacday qoraal ay ku sheegeen in ururka uu ku farxay jabkii soo gaaray dowladda Afghanistaan ee uu caalamka aqoonsanyahay,...




















