30.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Ceynte oo jawaab kulul ka bixiyey hadalladii Gedo ee naceybka iyo banneysiga dhiigga muslimka

Qeybo ka mid ah gobolka Gedo waxaa maanta ka dhacay banaanbax uu soo abaabulay maamulka taabacsan dowladda federaalka, kaas oo lagu taageerayey madaxweyne Farmaajo,...

Laba sabab oo Farmaajo ‘ku qasbeysa inuu ka aamuso’ qaraxii ka dhacay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, inta aan la dooran, waxa uu ahaa qof aad u dhaliila madaxda dowladda Soomaaliya ee cambaareysa weerarada Al-Shabaab ee...

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo shir degdeg ku leh Muqdisho

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa maanta shir degdeg ah ku leh Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, iyagoo kaga arrinsanaya xaalado soo kordhay, wixii ka dambeeyay...

Maamulka G/Banaadir oo digniin culus u diray Musharaxiinta Madaxweynaha

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray war saxaafadeed uu shacabka ku nool Gobolka Banaadir ugu baaqayo sugidda amniga, iyadoo eedeyn loo jeediyay Musharaxiinta Madaxweynaha...

Ururada bulshada rayidka oo walaac ka muujiyay xaalada siyaasadeed ee dalka

Ururada Bulshada Rayidka ayaa waxay walaac ka muujiyeen hadalada ka soo yeerayo siyaasiyiinta iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiinta dowladda, kuwaasoo walwal iyo qalqal...

Maxaa ka jira warka sheegaya in Musharax Mustaf Dhuxulow lagu xiray Hargeysa

Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow lagu xiray magaalada Hargeysa ee Somaliland. Wariye Khaalid Foodhaadhi...

Axmed Madoobe oo si rasmi ah u aqbalay codsi ka yimid musharaxiinta mucaardka

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku baaqay in si deg deg ah looga jawaabo cabashada mucaaradka ee ku saabsan xaaladda dalka...

Kenya oo ka jawaabtay go’aankii ay Soomaaliya ku ceyrisay safiirkeeda

Dowladda Kenya ayaa jawaab kooban ka bixisay go’aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ku ceyrisay safiirkii Kenya ee Muqdisho, uguna yareetay midkii Soomaaliya ee Nairobi. Go’aanka...

Ciidamada Kumaandooska Xoogga dalka oo jab wayn u gaystay maleeshiyada argagixisada.

Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka oo Maleeshiyaad Ka tirsan,Al-Ashabaab Ku dilay gobolka Shabeelada hoose, Kadib howlgal qorshaysan oo ay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska...

C/rasjiid Janan oo shaaca ka qaaday ‘arrin uu ka diiday’ Farmaajo iyo Fahad Yaasiin

Wasiirka amiga dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa markii ugu horreysay faah faahin ka bixiyey kulamo qarsoodi ah oo uu si gaar...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan