Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo war kasoo saaray dagaalka ka socda Itoobiya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka muddada sanadka ah ka socda Itoobiya kaas oo u dhaxeeya ciidamada Itoobiya...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda dalka Itoobiya
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in isbahaysiga ka dhanka ah ee looga dhawaaqay caasimadda Maraykanka aanu haysan taageerada shacabka, isla markaana uu yahay mid siyaasad...
DEG DEG:-Ku xigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo lagu amray in si deg deg...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay Ku xigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo inuu dalka uga baxo muddo todobo cisho ah gudahood.S
Mr Simon Mulongo...
Muxuu ahaa qoraalka Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ee ka carootay shirkada Facebook kana saartay page-kiisa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkadda Facebook ayaa tirtirtey qoraal uu dhigey ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kaddib markii uu ku xad-gudbay siyaasada Facebook ee ka dhanka ah hurinta...
Erdogan oo fahmay qorshe loo maleegay oo halis ku ah Noloshiisa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilli ay madaxda dalalka caalamka ayaa isugu yimiddeen shirka cimilada ee Qaramada Midoobay ee COP26, waxayna soo bandhigayaan qorshaha dalalkooda ee la tacaalidda isbedelka...
Waa sidee saaka xaalada Itoobiya ee xalay la geliyey xaalad deg deg ah?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Itoobiya, ayaa maanta wuxuu u noqonayaa maalintii koowaad, kadib markii lagu soo rogey xaalad deg deg ah, kaasoo socon doona muddo dhan lix...
Ra’iisul wasaarihii Suudan ee la Afgembiyey oo la la’yahay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qareeno matalaya hoggaamiyayaasha rayidka ah ee Sudan ee lagu xabisay afgambigii militari ee dalkaas ka dhacay toddobaadkii tegay ayaa sheegay inaan la garaneyn meel...
Maxaa kajira in shisheeye Afrikaan ah ay ka garab dagaallamayaan Tigrayga?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay in dagaalyahanno shisheeye ay ka qeyb qaateen weerarrada ay xooggaga Tigray maalmihii la soo dhaafay ku qabsadeen...
TPLF oo qarka u saaran inay la wareegto caasimada Itoobiya ee Addis Ababa
MUQDISHO-AYAAMAHA-00Afhayeen u hadlay kooxda TPLF (Getachew Reda) ayaa sheegay in ujeedadooda kaliya ay tahay in ay jabiyaan go'doominta Tigrayga. Qaramada Midoobay ayaa ku qiyaastay...
Haweeney Lacag U Ururin Jirtey Alshabaab Oo Loo Gacan Geliyay Maraykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney u dhalatay dalka Holland balse asalkeedu yahay Soomaali oo todobo sano ka hor lagu soo eedeeyay in ay lacag u aruurineysay kooxda Al-Shabaab...



















