Waa kuma wasiirka keliya ee Soomaalida ah ee kujira Wasiirada cusub ee Itoobiya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada ee xukuummaddiisa u maamuli doono shanta sano ee soo socota.
Wasiiradaas waxaa ku jiro...
Israeli oo la sheegay inay la safatay Azerbaijan oo dagaal kala dhaxeeyo Iran.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Azerbaijan ayaa beenisay eedeymo kaga yimid Iran, oo ah in militari Israeli ah ay joogaan dalkaas, kadib markii Tehran ay dhoola-tus militari ka sameysay...
Milkiilaha Shirkadda Facebook oo sacado gudahood ku khasaaray Balaayiin Doollar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Adeegyada aaladaha baraha bulshada ee dadku ku wada xiriiraan ee Facebook, WhatsApp iyo Instagram ayaa dib hawada ugu soo laabtay kadib markii uu hawada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Maanta la kulmaya Madaxda dalka Qatar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo xalay lagu soo dhaweeyay Magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa waxaa lagu wadaa in uu Maanta...
Mareykanka oo markii ugu horreysay qirtay in looga adkaaday dagaalkii Afghanistan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Labaatan sano oo dhiig iyo hanti Mareykan ah oo lagu kharash gareeyay Afghanistan kaddib ayaa Talaadadii Aqalka Senate-ka wuxuu muddo lix saacadood ah su'aalo...
Muxuu yahay u jeedka safarka Taliyaha Ciidanka lugta Uganda ee lakulay Farmaajo & Rooble?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray Taliyaha Ciidamada lugta Uganda Lt. General Muhoozi Kainerugaba oo uu dhalay Madaxweynaha Uganda iyo Saraakiil ciidan uu hoggaaminayay.
Wafdigiisa...
Dagaal dhexmaray ciidamada Militariga Sudan iyo kuwa Ethiopia
MUQDISHO-AYAAMAHA-Militariga Sudan ayaa maanta sheegay inay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen xuduudda kala qeybisa labada dal.
Ciidamada Ethiopia waxaa lagu qasbay...
Dowladda Djibouti oo loo haysto dad rayid ah oo guryahooda lagala baxay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Jimciyadda Xuquuqal Isaanka ee Djibouti ayaa sheegtay in dabayaaqada todobaadkii hore dad badan oo rayid ah ay ciidamada nabadgelyada ee Djibouti ka soo qabqabteen...
Xukunka Kiiska dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya oo la shaacinayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xukunka dacwada muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxay si rasmi ah Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ugu dhawaaqi doontaa 12-ka October ee...
Xiisadda u dhexeysa Faransiiska, Australia, Mareykanka iyo Britain oo cirka isku sii shareeraysa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulan loo balansanaa in uu dhex maro wasiirada gaashaandhiga ee Faransiiska iyo Ingiriiska ayaa la baajiyay iyada oo uu sii socdo khilaafka diblomaasiyadeed ee...



















