25.1 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Dowladaha Soomaaliya Iyo Ireland Oo Ka Wada Hadlay Amniga Iyo Wax Wadaagga.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda...

Madaxweynaha dalka Madagascar oo isku day dil ka badbaaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Madagascar ayaa shaacisay in ay ka hortagtay isku day la doonayay in lagu dilo madaxweynaha dalkaas, Andry Rajoelina. Xafiiska dacwad oogaha guud ayaa sheegay...

Waa Kuma Jenaraalka Loo Dhiibay Hogaaminta Ciidamada Amxaarada?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sareeye Guuto Tefera Mamo ayaa loo magacaabay abaanduulaha ciidamada gaarka ah ee deegaanka Amxaarada. Xilkan ayaa waxaa maalmo ka hor u magacaabay madaxwayanaha gobolka...

Wasiirka Difaaca Iyo Arimaha Dibadda Ireland Oo Soo Gaaray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Difaaca iyo Arimaha Dibadda Ireland, Simon Coveney ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana si weyn loogu soodhaweyay garoonka diyaaradaha...

Waa kuma saaxiibka Trump ee loo haysto inuu u shaqeynayay Imaaraadka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hantiile Thomas Barrack oo ay muddo dheer saaxiibbo ahaayeen madaxweynihii hore ee Maraykanka, Donald Trump, ayaa lagu xiray Los Angeles, isagoo loo haysto in...

Kenya oo loo haysto Malaayiin dollar oo loogu tala-galay la dagaallanka Al-Shabaab.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxda maaliyadda ee dalka Kenya ayaa meel ku sheegi weyday in ka badan 23 milyan oo dollar oo uu dalkaas ka helay Midowga Afrika...

Taliyaha Militariga Itoobiya oo sheegay inay sugayaa amarka madaxda ka sareysa si ay u...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha guud ee ciidamada dalka Itoobiya, Birhanu Jula ayaa sheegay in uu sugayo oo kali ah amarada madaxda ka sareysa si mar kale guluf...

Wasiirka Warfaafinta Dowlad Deegaanka Oo Sheegay Inay U Diyaargaroobeen la dagaalanka TPLF

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cali Badal Muxumed ayaa sheegay in ciidamada deegaanka ay xilli walba ay diyaar u yihiin inay difaacan...

Maskaxdii ka dambeysay dilka madaxweynihii Haiti oo magaciisa la shaaciyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha booliska Colombiya ayaa shaaca ka qaaday magaca qof uu sheegay inuu amray dilkii madaxweynihii Haiti Jovenel Moise. Sarkaal horay uga tirsanaa wasaaradda cadaalada Haiti...

Dhalanyaro Soomaaliyeed oo ku xirneyd Jasiiradda Seychelles oo la sii daayey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Sare ee Sishilis (Seychelles) waxay sii daayeen 5 dhallinyaro Soomaali ah, kadib, markii lagu waayey wax caddaymo dhmaystiran oo muujinaya inay Burcad-baddeed yihiin. Wakaalladda...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan