28.9 C
Mogadishu

Uncategorized

DEG DEG:- Ra’iisul wasaare Rooble oo si adag uga jawaabay war xalay kasoo baxay...

Ra,iisul wasaaraha  Soomaaliya oo si adag uga soo horjeestay qoraalkii xalay ka soo baxay xaafiiska Madaxwaynaha JS, isgaoo sheegay in xukuumadda Soomaaluya ay dalka...

Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday howlgal weyn oo ka dhan ah TPLF

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ee Itoobiya ayaa ka digtay suuragalnimada “in awoodeeda difaac oo dhan” ay kaga hortagi doonto falaagada ka dagaalanta gobolka Tigrey ee Waqooyiga...

Johnson: “Iran waa inay wajahdaa cawaaqibka weerarkii ay fulisay”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa sheegay inay qasab tahay in Iran ay wajahdo cawaaqibka weerarka “nacasnimada” ah ee ay ku qaaday markab ay...

XOG:- Cali Yare & Mahad Salaad oo qorshihii loolinkooda wax ka bedelaya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mid ka mid ah Kuraasta hardanka ugu adag lagu galayo ayaa waxa uu yahay midka ay isku heystaan Mahad Salaad iyo Cali Cabdi Wardheere. Kursigaan...

DEG DEG: Sanatorkii ugu horreeyey oo lagu doortay Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland ka bilaabatay doorashada qaar kamid ah xildhibaannada Jubbaland, iyada oo Goordhow...

Wararkii u dambeeyey Rabshado weli ka socda Koofur dalka Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa weli rabshado xoogan ay ka socdaan magaalooyinka waa weyn ee dalka Koofur Afrika, taasi oo saameyn ku yeelatay Soomaalida ku nool dalkaasi. Dilalka iyo...

Howlgal xalay laga sameeyay Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xalay magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Wartanabadda ee Gobolkan Banaaadir. Ciidamada dowladda ayaa...

Wariye caan ah oo lagu toogtay bartamaha Caasimada Netherlands

MUQDISHO-AYAAMAHA-Weriye caan ah oo dambiyada baara oo u dhashay dalka Holland ayaa si culus loo dhaawacay ka dib markii lagu toogtay waddo ku taal...

Baarlamaanka Puntland Oo Aqbalay Codsi Uga Yimid Madaxweyne Saciid Deni

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland , Cabdiirashid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame...

Soomaalida ku nool Kenya oo cabsi iyo walaac ka muujiyay gabdhaha la afduubanayo

Soomaalida ku nool dalka Kenya ayaa cabsi iyo walaac xoog leh ka muujiyay afduubka loo geysanayo gabdhaha Soomaaliyeed iyadoo weli aan weli xaaladooda laga...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan