30.9 C
Mogadishu

Uncategorized

Safaarada Norway ee Muqdisho oo dib loo fureya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Norway ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo. Elin Bergithe...

Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Hir-Shabeelle iyo Safiirka Ingiriiska.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Kate Foster. Kulankaan...

Maxaa hoos u dhigay qaadashada tallaalka COVID-19 ee Soomaaliya?

Barnaamijka Galka Baarista ee VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta hoos u dhigtay qaadashada tallaalla COVID-19 ee Soomaaliya, ayada oo weli xitaa...

Antonio Guterres Oo Mar Kale Loo Doortay Xoghayaha Guud Ee Q/Midoobey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay  waxay xalay u codeeyeen inuu Antonio Guterres xilkaasi sii hayo shanta sano ee soo socota. Danjiraha Dowladda Estooniya u fadhiya...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Magacaabay Guddi Cusub.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Xuseen Rooble  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta  ayaa magacaabay Guddi Farsamo heer sare ah oo u qaabilsan hirgelinta doorashada dadban ee lagu wareejiyay. Guddiga oo...

XOG Dheeraad Ah Oo Lagaelay Ujeedka Kulankii Guudlaawe, QoorQoor iyo Wasiirada Hawiye.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankii xalay dhexmaray wasiirrada Hawiye iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa xaqiijinaya in ay ka wadahadleen qorshe dib loogu soo nooleynayo dooda...

Faah Faahin Laga Helayo Dagaal Xoogan Ka Dhacay Gobolka Bari

GAROWE-AYAAMAHA-Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal xoogan oo Maanta ka dhacay deegaano hoostega degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari. Dagaalka ayaa sida la sheegay...

Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle oo kulan yeeshay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle oo ku guda Jira Kalfadhiga 1aad ayaa Fadhigiisa 15 kuyeeshay Caasimada Hir-Shabelle ee Magaalada jowhar Kulanka oo uu shir Gudoominayey Kusimaha...

Siyaasiyiin Kala Mabda’ Ahaa Oo Isku Arkay Magaalada Garoowe

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad goboleedka Puntland waxaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay kulamo gooni gooni ah oo ay wada qadanayeen madaxda isugu...

Sacuudiga Oo Xukun ku Riday Haweeney Xaquuqda Dumarka U Ololeysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney caan ka ah dalka boqortooyada Sacuudi carabiya oo u ololeysa xuquuqda haweenka ay u leeyihiin iney gawaarida wadaan ayaa lagu xukumay ugu yaraan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan