28.5 C
Mogadishu

Wararka

Akhriso : Warmurtiyeed kasoo baxay golaha wadatashiga qaran

War-murtiyeedka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socday caasimadda Dawlad-goboleedka Galmudug ee Dhuusamarreeb, 26 — 27, August 2023.

Duqayn lagu dilay ciidamo ka tirsan Alshabaab

MUQDISHO_AYAAMAHA-War saxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada maraykanka ee qaaradda Africa ee loo yaqaano Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn xagga cirka ah oo...

Maxay Dowladda Federaalka uga aamustay xasuuqii ciidanka dowladda loogu geystay Cowswayne?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shalay waxaa deegaanka Coswayne ka dhacay weerar ay Alshabaab oo dhawaan deegaankaas laga saaaray ay kusoo qaadeen halkaas waxaa shalay lagu laayay ciidamo farabadan...

Dhuusamareeb waxaa maalintii 2aad ka socda shirka golaha wadatshiga qaran

MUQDISHO_AYAAMAHA-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeya Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada oo shalay ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa...

Yaa ku guulsystay doorashada wadanka Zimbabwean

MUQDISHO_AYAAMAHA-Natiijooyinka hordhaca ah ee doorashadii todobaadkan ka dhacday Zimbabwe ayaa muujinyaa in xisbiga talada haya ee Zanu-PF uu ku guuleysan karo aqlabiyadda baarlamaanka. Isbahaysiga isbadal...

Dil lagu xukumay Askari dilgaystay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Ex Dable Booliis Sakariye Cali Axmed oo hore ugu Eedaysanaa dilka bareer ah oo...

Aqalka sare oo maanta Ansixiyay Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka

MUQDISHO_AYAAMAHA-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankiisa 7-aad ee kalfadhiga...

Dagaal ka socda duuleedka magaalada ceelbuur

MUQDISHO_AYAAMAHA-Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo maleeshiyada Al-shabaab ayaa ka socda deegaanka Cowsweyne oo qiyaastii 20 kiilo mitir u jira degmada...

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO LOOGA HADLAYO AMNIGA IYO XASILINTA DALKA AYAA KA FURMAY...

DHUUSAMAREEB_AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka. Madaxda heer...

Shirar LAASCAANO ka socda waa maxay sababtu ?

MUQDISHO_AYAAMAHA- LAASCAANOOD: Gen.Asad Cismaan Diyaano, Suldaan Siciid Maxamed Garaase iyo wefti balaadhan oo ka yimi Garoowe ayaa la kulansan Maamulka SSC-Khaatumo iyo Isimmada Dhaqanka,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan