25.7 C
Mogadishu

Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo fulinaya ballantii uu ka la galay Madaxweyne Farmaajo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa shir guddoomiyay shirka Guddiga hoggaaminaya Qorshaha ay Soomaaliya kula wareegeyso Amnigeeda Qaran (STP), kaasoo ay ka...
Cutubyo ka tirsan Kummaandooska Xoogga dalka ee Gor-gor

XOG:-Cabsi soo wajahday Mucaradka iyo Farmaajo oo qorsheynaya Afgembi cusub.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayaa maanta mar kale daaha ka rogay guux ka jiray maalmihii...
Hub lasoo galiyey Muqdisho

Qiimaha Hubka Muqdisho oo markale sare u kacay iyo lacagaha lakala siisto.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xog uruurin lagu sameeyay suuqyada hubka ee Muqdisho waxaa ku cad in qoryaha qaar uu qiimahoodu kordhay 100% sideeddii bil ee ugu dambeysay, taasi...

Somalia oo markii ugu horreysay qiratay in dalka uu kajiro musuq maasuq

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Maxamed Xasan Baari ayaa sheegay in arrinta lagu sheegay in Soomaaliya kaalinta ugu hooseysa ay musuqa caalamka uga jirto...

Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo isku qarxiyay Hooyadii Iyo Aabihii.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saddex qof oo uu ku jiro qof isa soo miidaamiyay ayaa ku dhintay qarax ka dhacay ismaamulka Kisumu ee Galbeedka Kenya, sida ay booliisku...

Wararkii u dambeeyay ee xaaladda Magaalada Boosaaso.

BOOSAASO-AYAAMAHA-Xaalad daganaasho ah ayaa saaka laga dareemayaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari oo saacadihii lasoo dhaafay ay ka jirtay xiisad dagaal oo u...
Doorashada golaha shacabka

Jubbaland oo qorsheynaysa inay billawdo qabashada doorashada golaha shacabka

KISMAAYO-AYAAMAHA-Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kaas oo ay kaga hadlayaan arrimo...

Muxuu Wasiir Beyle kala hadlay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda maaliyadda XFS Dr; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Kiin Foster, iyaga oo...

Shir lagu qorsheynayo sidii Soomaaliya kula wareegi laheyd Amniga dalka oo furmay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali oo ay wehelinayeen Wasiirrada Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji iyo Amniga  Cabdullaahi Maxamed Nuur, Taliyeyaasha...

Dacwad dambi iyo khiyaamo qaran oo lagu soo oogi doono siyaasiyiinta Somalinad

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta saxiixay xeer dhammaan dadka kasoo jeeda gobollada waqooyi looga mamnuucay ka qeyb-galka arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan