DEG DEG:- AMISOM oo lagu eedeeyey inay qeyb ka tahay dagaalka Guriceel.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa markii ugu horeysay kahadlay dagaalka kasocoda Magaalada Guriceel ee xaruunta Galgaduud.
Ahlusunna ayaa sheegytay in ay aqoonsanyihiin jiritaanka hay'adaha dastuuriga ah...
Dhacdo xanuun badan oo xalay ka dhacday Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xalay fiidkii hore gudaha magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday dhacdo xanuun badan gaar ahaan xafadda Obasiibka ee degmada Wadajir, kadib markii wiil dhalinyaro ah...
Urur siyaasadeed guul weyn kasoo hooyey doorashada Golaha Deegaanka Puntland.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sida aan wararka ku helayno tirinta codadka ayaa si habsami leh halkaasi ugga socota, iyadoo weli guddiga doorashada aysan soo saarin wax natiijo ah.
Guddiga...
Qaramada Midoobay oo soo faragelisay dagaalka Guriceel
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbixin oo kasoo baxday Qaramada Midoobaay ayaa aad walaac looga muujiyay saameynta ay dagaallada ka socda magaalada Guriceel ee Dowlad Goboleedka Galmudug ku yeesheen...
Maxaadan ogeyn oo saaka kasocda Degmada Guriceel?
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa saaka degan kadib maalmihii la soo dhaafay oo ay ku dagaalamayeen Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac...
DEG DEG:- Ra’iisul wasaarihii SUDAN oo gurigiisa laga la baxay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-War goordhow naga soo gaaray dalka Suudaan ayaa waxaa uu sheegayaa in militariga dalkaasi ay isku dayayaan inuu ka dhaqan galo afgambigii saaka ka...
Militeri aan la aqoon oo isku hareereeyey guriga Ra’iisul Wasaaraha SUDAN.
MUQDIAHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya dalka Suudaan waxay sheegaya in dalkaas uu ka socda isku day afgembi, waxaana lagu soo warramayaa in militeri aan la aqoon...
Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada oo soo saaray War-saxaafadeed wadajir ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed ay kasoo baxay Wasaaradaha Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Heer Federaal, Heer Maamul Goboleed iyo Gobolka Banaadir ayaa looga hadlay xaaladaha Bini’aadannimo ee ka...
Guriceel oo maalintii saddaxaad ka socda dagaal iyo rasaas culus oo la maqlaya.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Magaalada Guriceel ee maamulka Galmudug ayaa maalintii seddaxaad waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya Ahlusunna iyo ciidamada dowladda iyo Gapmudug oo isku dhinac ah.
Ciidamada...
Qisooyin cajiib ah oo saaka laga diwaan geliyey doorashada golaha deegaanka Puntland.
GAROWE-AYAAMAHA-Waxaa shalay soo dhammaday ololihii isu soo baxyada ururada ee ay kula hadlayeen taageerayaashooda saddexdaani dagmo.
Degmooyinka kala ah:- Qardho, Ufeyn iyo Eyl ee Maamulka...




















