Gabdho walaala ah oo sanadkasta Gaalkacyo ku xusa dilka Qadaafi.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta waxaa 10 sano laga joogaa dilkii hoggaamiyihii Liibiya Mucamar Al Qadaafi. Waxaa la dilay xilligii dalkaas uu ka socday kacdoonkii xilka looga tuurayay,...
Rooble oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay saameeyeen...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Xukumaddu ay qaadeyso tallaabooyin deg deg ah oo loogu gurmanayo dadka abaaruhu saameeyeen ee...
Turkey oo u yeertay safiirada 10 dal oo soo saaray qoraal ka careysiiyey
MUQDISHO-AYAAMAHA-Turkey ayaa shalay u yeertay safiirada 10 dal oo ay ku jiraan Jarmalka iyo Mareykanka, kadib markii ay ku baaqeen in lasii daayo hoggaamiye...
Itoobiya oo gantaal la dhacday Caasimada Gobalka Tigray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Duqeyn culus ayaa markale waxaa diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay ka geysteen meelo kamid ah Caasimada Gobalka Tigray, halkaas oo ay siweyn ugu xoogan...
Wiil Soomaali ah oo Tahriib ku galay dalka Talyaaniga oo ku guuleystay Doorasho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdullaahi Axmed Macallin, oo ah wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa habeenkii Isniinta noqday qofkii ugu horreeyay oo muhaajir ah...
Rooble oo hurdadii ka kacay kadib cadaadis uu kala kulmay Beesha Caalamka & mucaaradka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta ayaa Maalmihii la soo dhaafay waxaa uu cadaadis xoogan kala kulmayay Wakiilada Beesha Caalamka iyo Midowga Musharixiinta,...
Qodobada ay isku fahmi waayeen Ahlu-Sunna iyo Galmudug ee waan waanta fashiliyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay waxaa jirtay waan waan hoose oo la doonayay in la dhameeyo khilaafka iyo xiisadda dagaal ee u dhaxeeysa Maamulka Galmudug...
Dowladda Somalia oo qarisay xaqiiqda tirada dhimashada COVID-19 ee Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Daraasad cusub oo lasoo saaray todobaadkaan ayaa muujineysa in tirada dadka cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Soomaaliya ay ka badan tahay tii markii hore la...
Doorashada Golaha Shacabka ee Gobalada Waqooyi oo dhowaan la bilaabi doono.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Gobollada Woqooyi (Soomaaliland) Khadar Xariir Xuseen, ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka...
Dagaalkii maalmahaan ka socday duleedka Muqdisho oo lasooafjaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa is faham hordhac ah laga gaaray shaqaaqo maalmo ka hor ka dhacday deegaanka Gubadley ee degmada Kaaraan, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamo ay kala...




















