24.6 C
Mogadishu

Wararka

Sharciyan dhulka dowladdu ma bixin kartaa mise iibin kartaa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Iyadoo maalmahaan si weyn warbahainta iyo baraha bulshada loogu hadla hayay heshiiskii shirkad gaar loo leeyahay looga kireeyay dhul kamid ah tiyaatarka qaranka si...

Sarkaal Mareykan ah oo Taliban ku tilmaamay koox arxan daran

MUQDISHO-AYAAMAHA-Janaraalka ugu sarreeya Mareykanka ayaa kooxda Taalibaan ku tilmaamay inay yihiin "koox arxan daran" isagoo sheegay inaysan kala caddeyn inay is beddeli doonaan iyo...

Cali Guudlaawe oo ku dhawaaqay in Golle degaan loo dhisayo degmooyinka Hir-Shabeelle

JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay inay wadaan qorshooyin dhowr ah oo Golle degaan loogu dhisayo dhamaan degmooyinka Maamulka Hir-Shabeelle. Waxaa uu...

Madaxweyne Guudlaawe Oo Amar Siiyey Laamaha Amniga Hirshabeelle

JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kaas oo lagu qabtay Magaalada Jowhar. Kulanka ayaa...

khasaaro ka dhashay weerar lagu qaaday Degmada Buurhakaba

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degmada...

Mareykanka oo diyaarado aan shaqeynayn ku khiyaamay Taalibaan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxay sawirro muujinaya dagaalyahannada Taalibaan oo wata qalab milateri oo ay ciidammada Mareykanka kaga tageen garoonka diyaaradaha Kabul ee Hamid Karzai. Guud ahaan...

Rooble Oo Baaq U Diray Cabdi Xaashi Iyo Mahdi Guuleed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay habka loo xulayo Liiska Musharaxiinta Xildhibaanada labada Aqal Baarlamaanka Federaalka ee kasoo...

Maxaa ka jira in weriye Coldoon lagala baxay xabsigii uu ku xirnaa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar hadda naga soo gaaray maamulka iskiisa ugu dhawaaqay Madax banaanida ee Somaliland ayaa sheegaya in Samafale/ Wariye Cabdimaalik Coldoon in lagala baxay xabsiga...

Al-Shabaab oo Haweeneey ku toogtay Goob fagaaro ah

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab ayaa goob fagaaro ku yaal degaanka Shaw oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ay ku toogteen Haweeneey ay sheegeen inay ka tirsaneyd Ciidamada...

Weerar Lagu Qaaday Garoon Diyaaradeed Ku Yaal Sacuudiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye laheyn (drone) oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha Abha ee dalka Sacuudiga ayaa lagu dhaawacay sideed qof, sida uu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan