Ciidamada Puntland oo Sheegtay inay dileen dagaal yahano katirsan Daacish.
GAROOWE-AYAAMAHA-Ciidamada maamul goboleedka Puntland, ayaa diley laba kamid ah dagaal yahanada kooxda dowladda Islaamka, agagaaraha Bali Dhidhin oo ku taalla gobolka Bari, waqooyi bari...
Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la fasaxay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa marka hore ugu hambalyeeysay Bulshada Soomaaliyeed toddobaadka xorriyada oo weli lavu guda jiro.
Qoraal kasoo baxay...
Maxay salka ku haysaa Sakiin lasoo saaray oo loogu magacdaray Al-Shabaab?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nooc ka mid ah sakiinta lagu xiirto oo magaca la wadaagto koox Islaami xagjir ah oo argagax iyo cabsi badan ku haysay dadka deggan...
Jabhada TPLF oo magaalo hor leh la wareegtay iyo ciidamada Eretira oo firxad bilaabay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Jabhada TPLF ayaa wali wada howlgalo ay dib ugula wareegayaan magaalooyin iyo deegaano badan oo looga qabsaday dagaalkii ay la galeen ciidamada federaalka Itoobiya...
RW Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada & Midowga Musharixiinta oo kulan yeeshay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye u sameeyay Madaxda Golaha Wadatashiga...
Booliska Gobolka Banaadir Oo Gacanta Ku Dhigay Burcad Dhac U Gaysan Jiray Shacabka Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska Gobolka Banaadir ayaa Xalay soo bandhigay Burcad la sheegay in ay dhac u gaysan jireen Shacabka Magaalada Muqdisho, waxaana Ciidanku ay kusoo qabteen...
Lacagta diiwaangelinta musharaxiinta haweenka oo la dhimay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wadatashiga Qaran ayaa isku raacay in boqolkiiba konton 50% la dhimo khidmada laga qaadayo musharaxiinta haweenka ee u tartamaya labada aqal ee Baarlamaanka...
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay horumarinta ganacsiga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md.Khaliif Cabdi Cumar oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md.Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta habka foggaan araga ah...
Maxaad ka ogtahay waddamad dumarka loo oggolyahay inay rag badan mar qura guursan karaan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Inta badan dhaqamada iyo diimaha ka jira Afrika ma farayaan in dumarka mar qura ah ay guursan karaan rag badan, balse waxaa jira dalal...
Maxaa looga hadlay Kulankii Gaarka aha ee Golaha wadatashiga Qaran iyo Wakiilo QM?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee Shirka uga socdo Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqd8sho ayaa qaabilay wakiillo ka socday haweenka Soomaaliyeed oo ay horkaceysay Wasiirka...




















